Sh Abu Basiira dhardhuusi oo ku dhagan Al-Qacida iyo Haani Subaaci (Akhri+Cod)
(May 13, 2014)
London:-Sheekh Abu Basiira Al-Dhardhuusi oo ka mid ah wadaada la dhacsanaa in mudo ah Al-Qaacida waxbadana maaro looga waayey culumada ayaa waxaa uu ku faafiyey Maraagtiisa bayaan uu ugu magac daray (
Wasiirka waxbarashada Puntland oo waraysi siiyey Radio Garowe.[Dhagayso]
(May 13, 2014)
Garoowe:-Wasiirka waxbarashada Puntland Dr.Cali Xaaji Warsame ayaa waraysi uu siiyay Radio Garowe ayaa waxaa uu ka warbixiyey booqashadii Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng.Camey uu ku tegay Wasaarad
Dagaal ka dhacay Beled-xaawo oo sababay Khaaso leh dhimasho iyo dhaawac
(May 13, 2014)
Gedo:-Ciidamo iska soo horjeeda ayaa maanta ku dagaalamay gudaha magaalada Beled-xaawo waxaana dagaalka uu sababay khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac. Dagaalada maanta ka dhacay magaalada  Beled-xaawo
Dr Haani Subaaci oo caay kula dul dhacay Afhayeenka Daacish .(Dhageyso)
(May 13, 2014)
London:-Xaalada ka dhex aloosan wadaadii Takfiirka in badan la qeylin jiray iyo Kooxda Daacish oo si wanaagsan u hergalineysa Manhajka Takfiirka ayaa cirka isku shareeray waxaana ay isla marayaan in a
Sh Maxamed Idirs oo galabta Muxaadaro ka jeedin doona Markaska Raabidada ee magaalada Tilburg
(May 13, 2014)
Holland:-Sheekh. Muxamad Idris ayaa galabta booqasho kooban oo dacwadeed waxaa uu kusoo maraya dalka Holland, wuxuuna Muxaadaro ka jeedin doonaa Markaska Raabidada ama Dugsiga sida dadku u yaqaan ee m
Buri’ Hamza iyo Mohamed Idris oo ka wadahadlay gargaar bani’aadanimo oo dowladaha Imaaraadka , Sacuudiga iyo Qatar u fidinayaan Soomaaliya.
(May 13, 2014)
Mogadishu, May 13, 2014-Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga  H.E. Buri’ Mohamed Hamza ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Danjire  Mohamed Abdalla Idris oo ah Madaxa Erg
Sh Dr Xasan Sheekh Cali Warsame oo muxaado ka jeediyey Masjidka Cali Mataan (Dhageyso)
(May 13, 2014)
Hargeysa :-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro uu ka jeediyey magaalada Hargeysa ee xarunta S/land Sheekh Dr Xasan Sheekh Cali Warsame waxaana uu Sheekhu cinwaan uga dhigay muxaadaradiisa (فن ا