Soomaaliland oo laga xusay 18-ka May.[Daawo]

May 18, 2014 - Written by Editor

18mayHargeysa:- Waxaa maanta ka dhacay magaalooyinka kale duwan ee S/land uu ka taliyo  Xafladdo lagu taageerayo gooni isku taaga maamulka S/land oo ay ka soo wareegtay mudo 23 sano ah markii la aasaasay. Madaxweynaha S/land Axmed Maxamed Siilayo ayaa dadweyne aad u fara badan maanta kala qayb galay munaasabada lagu xusayey sanadguuradii 23 ee ka soo wareegtay markii la aasaasay S/land oo ka dhacday magaalada Hargeysa.

Dhinac kale Madaxweyne ku xigeenka maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil iyo masuuliyiin kale ayaa sidoo kale waxaa ay munaasabadda 18 May kala qayb galeen dadweynaha degmada Boorama.

Hoos ka Daawo  Soomaaliland oo laga xusay 18-ka May


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2014
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online