Uganda oo lagu eedeeyey in ay tababar siyeen xubno ka tirsan Al-shabaab.[Video]

May 21, 2014 - Written by Editor

amisomUganda:-Taleefishinka laga leeyahay dalka Iran ee la yiraahdo Press Tv ayaa waxaa uu markii ugu horaysay baahiyey warbixin uu ku sheegay in dowladda Uganda ay tababarro siisay dagaal yahano ka tirsan ururka Al-shabaab. Saxaafadda dalka Uganda ayaa warbixino ku saabsan in dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ay tababaro siiyeen AMISOM horay u faafisay iyagoo xusay in raggaan markii ay dib ugu laabteen magaalada Muqdisho ay ku biireen ciidanka Al-shabaab.

Saraakiisha ciidanka AMISOM ee Uganda iyo kuwa Midowga Yurub ee tababarka siinayey Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa iska fogeeyey eedeymaha loo jeediyey iyagoo sheegay in aysan haynin wax caddeymo ah. Dhinac kale arrinka ah in xubno ka tirsan Al-shabaab lagu so tababaray dalka Ugand ayaa ilaa hadda waxaan ka hadlin Madaxda ururka Al-shabaab iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Hoos Ka daawo Warbixinta Taleefishinka dalka Iran ee  Press Tv

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2014
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online