Abu Maxamed Al-Maqdasi oo ka hadlay Baaqii Al-Qaacida (Akhriso)

May 6, 2014 - Written by Editor

Abu MaxamedSuuriya:-Abu Maxamed Al-Maqdasi ayaa risaalo ka soo dhex diray xabsi ku yaal gudaha dalka Urdun oo uu in mudo ah ku xiran yahay waxaana uu Risaaladiisa ugu magac daray (صد سهام اللئام عن الأكابر الأعلام) waxaana uu risaalada ku sheegay in uu taageerayo baaqyada uu soo saaray hogaamiyaha Al-Qacida Dr.Ayman Al-Dawaahiri waxaana kale uu risaaladiisa ku weeraray qolyo u gafay ama ka horyimid baaqyada hogaanka Al-Qaacida.

Abu Maxamed Al-Maqdasi ayaa waxaa uu ka mid yahay wadaada gaaleysiinta iyo ixtiraam la.aanta culumada lagu imtixaanay waxaana aad uga dheehan kartaa risaalooyinka uu qoray waxaana uu ku caan baxay gaaleysiinta culumada waaweyn ee u hiiliyey manhajka Salafka sida Sheekh Ibnu Baaz Allaha u naxariistee iyo Hay,adda Kibaar culamaa balse waxaa aad yaab u leh in uu isagii aad uga cabanayo haatan ixtiraam la,aan iyo xadgudub diineed!.

Abu Maxamed Al-Maqdasi ayaa waxaa ka mid ahaa hadaladiisa uu kaga waramayey kuwa ka hor yimid baaqyadii hogaamiyaha Al-Qaacida Dr.Ayman Al-Dawaahiri ama duray manhajka Dr Ayman oo ku sheegay in uu inxiraafay in ay yihiin kuwa edabta iyo ixtiraamka uu ku yar yahay wuxuuna yiri.

كلما بلغني تطاول بعض الجهال على كبرائنا وقلة أدب بعض الذين قفزوا من الشوارع ليسقطوا مباشرة على لوحات مفاتيح الحواسيب، دون أن يمروا قبل ذلك في أطوار التربية والتأدب بآداب المسلمين والتخلق بأخلاق المؤمنين، وقد صح عن النبي صلى الله عليه وسلم أنه قال: ” إن من أحبكم إلي وأقربكم إلي مجلسا يوم القيامة أحاسنكم أخلاقا، وإن من أبغضكم إلي وأبعدكم مني يوم القيامة الثرثارون والمتشدقون والمتفيهقون” رواه الترمذي .(فليعلم قليلو الأدب وسيئو الأخلاق بأن الله لا يوفق إلى المقامات العليا الأقرب إلى نبيه صلى الله عليه وسلم والأحب إليه إلا بما حرموا أنفسهم من حسن الأدب ومحاسن الأخلاق، فليتوبوا وليرجعوا وليصححوا قبل أن يجدوا أنفسهم من أبغض الناس وأبعدهم عن رسول الله صلى الله عليه وسلم، وليعلموا أن من يستعمله الله في نصرة دينه حين أن يرتد عن ذلك غيرهم .

إن من أخص صفاتهم التي يحبهم الله من أجلها أنهم ( أذلة على المؤمنين ) فضلا عن خواصهم وأفاضلهم وكبرائهم، فإلى كل من يسن لسانه أو أسنانه على خلاصة عموم المؤمنين أنصار هذا الدين ألا فلتعلم أنك لست من المصطفين المحبوبين ولم تتأهل بعد ليستعملك الله في نصرة دينه بدلا من الناكثين!!!!!فاترك المزايدة على المجاهدين واقعد إن شئت مع القاعدين أو ابك على حرمانك من ذلك الفضل العظيم إن كنت من الصادقين .

Abu Maxamed Al-Maqdasi ayaa waxaa uu weerar ku qaaciyey kuwa ka hor yimid oo inxiraafiyey baaqyada hogaanka Al-Qaacida iyo Risaaladii uu qoray Abu Qataada Al-Falastiini wuxuuna ku tilmaamay kuwa xadgudbay wuxuna ku dhici waayey in uu si geesino leh uga hadlo kooxda Khawaarijta ee Daacish sidda uu mowqifkiisa u cadeeyey Abuu Qataada Al-falastiini oo kooxda Daaicshku tilmaamaay in ay yihiin Khawaarij  Eeyaha Naarta ah.Halkan ka Akhriso Rislaadii Abu Qataada

Abu Maxamed Al-Maqdasi ayaa mar uu ka hadlayey baaqyadii Dr Ayman Dawaahiri in si xun loo tarjumay oo waanadii uu jeediyey laga weeciyey halkeedii ayaa waxaa uu yiri.

(فقد اطلعت على رسائل بعضهم تبتر كلام المشايخ وتخرجه عن مقاصده وتلوي أعناقه وتتقصد في توجيهه الى أقبح التوجي هات وتعيب عليهم ما هو عين الفقه السديد ما لم تستوعبه عقول أولئك العائبين، ليخلصوا بعد ذلك إلى ادعاء انحراف القادة والسادة والكبراء عن المنهج الحق، ومن ثم دعوة الشباب المجاهدين إلى التخلي عن أحكام قياداتهم وكبراءهم وأولي السبق في الهجرة والدعوة والجهاد، ومتابعة أشباه العلماء وحدثاء العهد في الإسلام فضلا عن الدعوة والجهاد ممن كان بعضهم بالأمس القريب في صف أعداء الله يشارك في التنكيل بالمسلمين أو من أهل الغلو في التكفير الذين يستحلون دماء المسلمين وأموالهم، هذا مع ضحالة في الفقه والتخبط في مبادئ العلم فضلا على أن يصلحوا أن يقودوا الشباب ويوجهونهم في النوازل والملمات والمسائل الخطيرة التي لا يقوم لها سوى الجهابذة والفحول، ومن أظهر الأمثلة على ذلك قتل أبي خالد السوري رحمه الله تعالى وأمثاله من أهل السبق والخبرات المتراكمة من ساحات الجهاد لعقود، ففاعل ذلك لا شك مجرم في حق هذا الدين

Abu Maxamed Al-Maqdasi ayaa waxaa uu ka hadlay dilkii Sheekh Abu Khaalid Al-Suuri wuxuuna ku sheegay kuwa dilay in ay yihiin Mujrimiin wuxuuna si doqan magarato ah u eedeeyey kooxda Daacish isaga oo sheegay in dowlad walba ay dhaafsanayaan Abu Khaalid Al-Suuri  raximahulaah wuxuuna yiri.

(ومن أظهر الأمثلة على ذلك قتل أبي خالد السوري رحمه الله تعالى وأمثاله من أهل السبق والخبرات المتراكمة من ساحات الجهاد لعقود، ففاعل ذلك لا شك مجرم في حق هذا الدين يريد تفريغ الساحة من أهل الفقه والجهاد والعقل والخبرة ليخليها للجهال والضلال والمتخبطين فيضل ويضل، ويزيد من معرفة ضلالهم وضحالة فهمهم لدين الله تهوينهم من شأن هذه الجريمة النكراء وعدم تألمهم لسفك دم أخينا وعدم ترحمهم عليه أو البراءة من مرتكبيها بصراحة ووضوح، بل بتعبيرات ضبابية تبقي أصابع الاتهام موجهة عليهم بل وتزيدها، ثم يقول قائلهم بجهل: أتضعون رجلا في كفة مقابل دولة ؟! وأقول له بملء اللسان والفم: نعم نضع رجلا من أمثال أبي خالد رحمه الله في كفة مقابل دول لا دولة

liqaaAbu Maxamed Al-Maqdasi ayaa sidoo kale risaaladiisa cataawga ah ee uu soo diray waxaa uu ku difaacay Abu Qataada Al-Falstiini  iyo Dr.Haani Subaaci waxaana uu sheegay in uusan Sheekh u ahayn kuwa Abu Qataada ku dhagan ee leh diin iyo cilmi toona yaan loo daba fariisan wuxuuna ku tilmaamay kuwa ku dhagan wadaadii la dhacsanaa Ururka Al-Qaacida tilmaamo tiro badan waxaa kale oo risaaladiisa uu uga hadlay baaq ka soo yeeray walaalkiis Salaaxu diin Al-Maqdasi oo sheegay in uu Al-Qacida uu ka baxay ayna manhajkii ka weecdeen uuna bayco la galay kooxda Daacish Halkan ka eeg Abu Maxamed Al-Maqdasi oo ku biiray kooxda Daacish eedeyna u jeediyey Al-Qaacida. ama Halkan PDF

Risaaladan Cusub ee uu soo diray Abu Maxamed Al-Maqdasi ayaa waxaa ay si aad ah uga hor imanaysaa usluubkii lagu yaqaanay wadaadkan ee ahaa hadal adayga iyo gaaleysiinta culumada isaga khilaafsan.Halkan ka Akhriso Risaalada uu Abu Maxamed.

W/Q C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2014
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online