Guddiga Taakulaynta Agoonta oo u soo gabagabeeyay agoonta sanad dugsiyeedka 2013-2014.[Maswiro]

May 31, 2014 - Written by Editor

DSC01432Muqdisho:-Xaflad lagu soo gababagabeeyay  sanad dugsiyeedka 2013-2014 ayaa waxaa lagu qabtay xarunta  agoonta Umul muminiina Caaisha ee gabdhaha, Waxaa ka soo qayb galay xubnaha guddiga taakulaynta agoonta , daladda culamada soomaaliyeed ,waalidiinta agoon maamulka xaruunta iyo macalimiinta agoonta ,Xafladdaa oo ay agoonta ku soo bandhigeen heerka aqoonta iyo anaashiid iyo Quraan. Waxaa hadal gaaban ka jeedayay madaxa xaruunta  faadumo cumar afrax  oo ka hadashay xafladda iyo muhimdda ay leedahay ,iyo hooyo ku hadlaysay magaca waalidiinta ,ka dib waxaa hadal kooban ka jeediyay sh.aadan sh.cilmi oo ka hadlay muhimadda ay leedahay barbarian gabdhaha iyo ajarka laga helayo.

Ka dib waxaa kalimad yar oo kooban ka jeedayay maxamed rashiid sh. Xasn madaxa fulinta guddiga  oo ka halay sida y ku bilaabatay taakulaynta agoonta iyo manta oo toban sano la  jirsaday meesha ay wax marayaan wuxuu mahad ballaran u jeediyay allaah oo na waafajiyay wax u qabashada agoonta .

Ka dib waxaa hadalka qaatay C/laahi sh.cali oo ka mid ah xubnaha guddiha kana hadlay muhimadda ay leedahay ikhlaaska  iyo in allah loo saafiyeelo acmaasha .

Ka dib waxaa xafladda soo gaba gabeeyay guddoomiyaha guddiga  maxamed C/kariim nuur oo la dardaarmay agoonta ku guuleesatay abaalmarinada iyo kuwa kalaba in ay ku dadaalaan waxbarashda. Ka dib waxaa abaalmarinno loo qaybiyay agoontii gashay kaalmaha 1aad ,2aad , 3aad abaalmarintaa oo ay aad ugu farxeen agoonta umul muminiina caaisha.

no images were found

Guddiga Taakuleynta Agoonta Soomaaliyeed
<agoontasom@hotmail.com>

Leave a comment

*

Archives
May 2014
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online