Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Dr Sh.Maxamed Xassan.[Dhageyso]
May 9, 2014 - Written by EditorNairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii jimacaha ee Masjidka Al.Hidaaya waxaana khudbada maanta jeediyey Dr Sheekh.Maxamed Xassan waxaana uu sheekha khudbadiisa uga hadlay Cibaadadd qofka uu sameeyo in ay muhiim tahay in uu ku dadaalo in uu waafajiyo labo shardi oo muhiim ah. Dr Sh.Maxamed Xassan ayaa waxaa uu xusay in Cibaadda ay muhiim tahay in aan laga waayin 2 shardi aan qofka laga aqbali doonin labadaas shardi oo ah, In qofka cibaadadda uu samaynayo uu u sameeyo Alle dartiis,In qofka cibaadadda uu samaynayo ay tahay in ay waafaqdo dariiqi Rasuulkeenad Muhamed Nabadgelyo iyo naxariisa koriisa ha ahaatee
Hoos ka Dhageyso Khudbadii uu masjid Al-hidaaya ee magaalada Nairobi ka jeediyey Dr Sh.Maxamed Xassan
[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/cistoeoldh/2013-10-17.mp3]Halkaan ka Dhagayso khudbada oo MP3
Halgan.net