Madaxweyenaha Maraykanka oo Shaaciyey Qorshihiisa Afghanistan (Dhageyso)

May 28, 2014 - Written by Editor

12Madaxweyenaha Maraykanaka Barack Obama ayaa sheegay in 9,800 oo ciidanka Maraykanka ahi ay sanadkan ka dib sii joogi doonaan dalka Afghanistan, hase yeeshee, ciidankaas la soo wada saari karo haddii hogaamiyeyaasha dalkaasi aanay saxeexin heshiiska dhinaca amaanka ah oo labada dalka dhex mara.

Mr. Obama ayaa Talaadadii shalay hadalkan Aqalka Cad ka sheegay.

Haddaba haddii Mr. Obama uu guddoonsaday in ciidanka Maraykanka uu Afghanistan kasoo saaro, muxuu haddana u doonayaa inuu qeyb ka mid ah ay dalkaas u sii joogaan.

Su’aashaas iyo kuwo kale ayaa Maxamed Cabdi Sandhere waxa uu weydiiyey Cabdikhery Soofe oo xiriirka dadweynaha u qaabilsan magaalada Columbus ee gobolka Ohio, arrimaha Maraykankana aqoon u leh.

Hoos ka Dhageyso warbixin ay VOA ka diyaarisay

VOA Somalia
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2014
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online