Madaxweynaha DFS magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidanka.

May 19, 2014 - Written by Editor

DSC00246Muqdisho:-Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha DFS Xassan Shiikh Maxamuud ayaa waxaa lagu magacaabay Gudoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee ciidamada Qalabka sidda ee dowladda Federaalka Soomaaliya. Xilka Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee ciidanka qalabka sidda ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa loo magacaabay Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare oo ahaa sarkaal ka tirsanaa hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya isagoo xilal kale duwan soo qabtay.

Gudoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee ciidamada Qalabka sidda ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ah nin aqoon durugsan u leh Xeerarka dowliga ah isagoo ku soo qaatay Master Digree iyasoo sidoo kale dhinac xiriirka caalamiga uu ka diyaari yey PHD.

Xilka cusub ee uu Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh u magacaabay Gudoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee ciidamada Qalabka sidda ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa uu ku soo beegmayaa xili Xldhibaano ka tirsan gaolaha baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay mooshin xilka looga qaaday madaxweynaha ay u gudbiyeen gudoonka baarlamaanka.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2014
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online