Madaxweynaha DFS oo ka hadlay baaqii Xildhibaanada (Dhageyso)

May 7, 2014 - Written by Editor

xasanMuqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho waxaana u ka hadlay baaqii ay soo jeediyeen qaar ka mid ah xildhibaanada DFS kaas oo ahaa in xilka uu iska casilo Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud.Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh ayaa waxaa uu sheegay inuu soo dhoweynayo in qiimeyn dhab ah lagu sameeyo waxqabadka dowladiisa  loona maro qiimeynta DFS wado sharci ah .

Xildhibaano gaaraya ilaa 100 xildhibaan ayaa dhawaan soo saaray  bayaan ay madaxweynaha uga dalbanayaan in uu xilka iska casilo iyaga oo ku eedeeyey dowladiisa waxqabad la,aan ayna ku fashilantay hogaanka dalka. Madaxweyanaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir jaraa’id ku qabtay garoonka diyaaradaha ee Aden Cadde wuxuuna sheegay in uu soo dhaweynayo baaq kasta oo ka yimaada qof kasta oo Soomaali ah kaas oo maslaxad u ah dalka loona maray wado sharci ah

Hoos Ka Dhageyso Madaxweyanaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo shir jaraa’id ku qabtay garoonka diyaaradaha ee Aden Cadde

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/98cvr1mn21/Madaxweyne_1.mp3]

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

Archives
May 2014
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online