
(May 30, 2014)
Sheikh Maxamed cabdi umal oo ka mid ah culimada ugu waawayn ee soomaaliyeed oo baryhii u danbeeyey ku sugnaa soomaaliland ayaa waxa uu safar dacwdeed ku tagay magaalo madaxda gobolka owdal ee boorama. Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-hidaaya Sh.Dr Maxamed Xassan.[Dhagayso]
(May 30, 2014)
Nairobi:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi ayaa waxaa ka jeediyey Sheekh Dr Maxamed Xassan waxaan uu Sheekh uu khudbada uga hadlay kuna faahfaahiyey Xadiiskii Rasuulka NN

(May 30, 2014)
Baargaal:-Madaxwayanah Dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta inta uusan u ambabixin Degmada Balidhidin,Waxa uu kullan Degmada Baargaal kula qaatay bulshada qaybaheeda kala duwan

(May 30, 2014)
Boorame:-Waxaa xalay ka dhacay kulan weyn oo aad loo soo agaasimay Hoolka weyn ee Jaamacadda Camuud , kulankaas oo ay agaasimkoodu ay lahaayeen Jaamacadda Camuud iyo ururka Dhalinayarada ee Badbaado ,

(May 29, 2014)
Laascaanood:- Waxaa caawa muxaadaro qiiimo badan ka jeediyey Masjid Jaamaca weyn ee magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool Sh.Dr.Xassan Sh.Cali Warsame waxaan uu Sheekhu muxaadardiisa cinwaan u

(May 29, 2014)
Garoowe:-Sh Maxamed Ibrahim Shakuul oo ka mid ahaa wafdigii ka qayb galay xafladii caleema-saarka Boqorka beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse ee ka dhacday magaalada Qardho ayaa waxaa uu caawa m

(May 29, 2014)
Madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr C/wali Maxamed Cali Gaas iyo Wafti Balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta Si weyn loogu soo dhaweeyay Degmada Balidhidin iyo sidookale Deegaanka Taageer. Wafdiga uu Ho

(May 29, 2014)
Muqdisho:-Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha Federaalka Xukuumadda Soomaaliya mudane Faarax C/qaadir ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey guddiga madaxa banan ee dib-u-eegista Dastuurka oo maanta asni

(May 29, 2014)
Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee Galbeedka Canada gaar ahaan Edmonton iyo magaalooyinka u dhow in la qaban doono Mutamarkii ugu waynaa abid, oo goboladaan Jaaliyadu ku qabsato. Golaha Wasiirada DFS oo maanta Ansixiyey gudiga madaxa banaan ee dib-u-eegista Dastuurka
(May 29, 2014)
Muqdisho, May 29, 2014 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo maanta shir guddoomiyey kulankii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada ayaa waxaa l
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|