Ururka Dhalinyarada ee Badbaado oo soo bandhigay waxqabadkiisa (Masawiro)

May 4, 2014 - Written by Editor

10246797_778865252137373_4344581944822925425_nBoorame:-Ururka badbaado oo ah urur dhalinta ka badbaadiya dariiqa qalooca ee ay dhalinyartu ku kacdo ayaa habeenkii taariikhdu ku beegnayd intaa 1-7-1435 oo waafaqsan 1-5-2014 ayaa waxa uu soo khatimay barnaamij uu ugu magac daray badbaadi naftaada taas oo ay ka qayb qaateen culimo iyo aqoonyahano.

Culumada iyo aqoonyahanada ayaa mawaadiic kala duwan ka soo jeediyay waxaa habeenkaa dheeraa oo ay dhalintaasi ku soo khatimeen barnaamij kale oo ay ugu magac dareen(HALDOOLAR BIXI BADBAADINA QOF MUSLIN AH) kaas oo ay ugu tala galeen caruurta masaakiinta ah ee waalidkood u awoodi waayay waxbarasho

Wiil yar oo baalash le ah ayaa  markay waraaysteen culumada iyo aqoonyahanada sababata uu wax u baran waayey wuxuu  ugu jawaabay in waxbarashadu ka hor joogto waalidkii oo dhintay iyo hooyadii oo suuqa xaadha waxay suuqa ka xaadhana kaliya ay ku filantahay cuntadooda inta uu baalshkana ka soo helana wax uu ku barto kuna iibsado dharkiisa waxa ay tijaabadaa koobaad ku soo bndhigeen wiilkaas oo ay ka bixiyeen iskuul iyo madarasad waxaana uu haatan ka mid yahay dhalinta soo camirta maasaajidada isagoo labada dhinac ka soo hooyay guul waxbarasho wuxuuna 1aad ka galay iskuulka iyo quraanka ,ururka Badbaado ayaa waxaa uu go’aansaday in uu dadkaa wax u qabto waxa aad ugu hadlay arinkaas culimada iyo aqoonyahanada ka soo qayb galay barnaamijkaasi

no images were found


Gaba gabadiina waxa uu ururku halkaa shahaado sharaf ku gudoonsiiyay culimadii iyo aqoon yahanadii ka soo qayb galay barnaamijkaa iyo wiilkii yaraa oo dhar iyo kabo ay gudoonsiiyeen

Ururka Badbaado
Boorame
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2014
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online