Sh.Umal oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Burco[Video/Masawiro]
(June 2, 2014)
Burco:-Waxaa maanta gaaray magaalada Burco xarunta gobolka togdheer si diiran loogu dhaweeyey Sh, Maxamed cabdi Umal oo ka mida Culimada waaweyn ee caanka ka ah dalka Soomaaliya iyo Geeska Afrika .Soo
S/land Tv oo waraysi gaar ah la yeeshay Sh Maxamed Cabdi Umal.[Daawo]
(June 2, 2014)
Hargeysa:-Sheekh.Maxamed Cabdi Umal oo in muddo 2 todobaad ah ku joogay safar dacwadeed magaalada Hargeysa ee xarunta S/land muxaadarooyin tiro badan ka galay Magaalooyinka Hargeysa, Gabilay, Boorama,
Taliyaha ciidanka dalka Sierra Leone oo tegay magaalada Kismaayo
(June 2, 2014)
Kismaayo:-Waxaa maanta soo gaaray magaalada Kismaay ee xarunta gobolka jubbada Hoose Taliyaha ciidamada dalka Sierra Leone Samuel Omar Williams , safarka taliyahaan ayaan horay loo sii shaacin  ayaa
Puntland oo masiibo qaran ku tilmaamtay kalluumaysiga sharci daradda ah.[Masawiro]
(June 2, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay In laga bilaabo shalay (01/06/2014) uu maamulkiisa u aqoonsatay kalluumaysiga sharci darrada ah in uu yahay “masiiboq
Muxaadaraad kale oo uu Sh Umal Ka jeediyey Magaalada Hargeysa[Daawo]
(June 2, 2014)
Hargeysa:-Sheekh.Maxamed Cabdi Umal ayaa Ardayda Jaamacada Hargeysa u galay Muxaadaro ciwaankeedu ahaa Dawrka Ardayga, muxaadaradaas oo uu kaga hadlay Akhlaaqda iyo dhaqanka wanaagsan ee looga baahan
Wafdi uu hogaaminayo Sheekh Umal oo gaaray magaalada Berbera
(June 2, 2014)
Berbera:-Sheeekh Maxamed Cabdi Umal ,Sheekh Maxamed Cali Gadhle iyo wafdi culimo ah ayaa  gaaray  magaalada Berber , sheekha iyo wafdigiisa  ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Berbera markuu gaadha
Xafladdii xiritaanka dugsiga taxfiidka Quraanka ee masjidka Alhuda (Masawiro)
(June 2, 2014)
Finland:-Xafladaas oo si heer sare loo soo agaasimay, waxaa kalmado kala duwan ka soo jeediyay Sh C/weli Sh. Maxamed Xaaji Yusuf imaamka masjidka, Sh C/laahi Adan Cali maamulaha madarasada, qaar ka mi