Safarka Sheekh.Umal iyo Socdaalka Sh. Idriis Duruusta ku jirta‏ W/Q Sh Axmed Nuur
(June 15, 2014)
Ohio:-Habeenkii Talaaddada Saacada magaalada Columbus, Ohio markay ahayd 10:45PM waxaan wada hadalay Sh Maxamed Idris Axmed oo ka soo baxay Salaadii Cishaha kuna sugan magaalada Columbus ee Ohio, xili
Kulan looga hadlayey dhibaatada tahriibta oo lagu qabtay Kampala Uganda (Masawiro)
(June 15, 2014)
Kampala:-Markazka Al- tawxiid oo  ayaa waxaa uu dardargaliya habsin usocodka dacwada wadankan Ugandha ayaa maanta ku qabtay kulan dhowr arimood khuseeyay kulankaan ayaa waxa uu ka dhacay hoolka shira
Dardaarankii Luqmaan Sh Cabdiweli Sh Maxamed Xaaji Yuusuf (Daawo)
(June 15, 2014)
Finland:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro uu ka jeediyey Sh Cabdiweli Sheekh   Maxamed Xaaji Yuusuf dowro loo qabtay dhalinyarada Finland waxaana uu sheekhu muxaadaradiisa cinwaan uga dhiga dar
Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhaweeyey Magaalada Abu Dhabi (Masawiro)
(June 15, 2014)
Abu Dhabi :-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa galinkii dambe ee Maanta Si kal iyo laab ah loogu soo dhaweeyay Magaalada Abu Dhabi
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng.C/xakiin C/laahi Camey oo soo saaray war-saxaafadeed[Akhriso]
(June 15, 2014)
Garoowe:-Warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng.C/xakiin C/llaahi Camey ayaa waxaa uu uga hadlay qoraal ay soo saareen Safiiradda Soomaaliya ee dalalka Maraykanka, In
Xoghayaha joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Safiirka dalka Burundi.[Masawiro]
(June 15, 2014)
Mogadishu, June 15, 2014- Xoghayaha joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga MudaneAbdullahi Dool Mohamed  ayaa maanta kula kulmay  xafiiskiisa Safiirka dowladda Burundi
Culimo’udiin Sacuudiyaan ah oo safar Dacwo ku yimid Dalka Koonfur Afrika.[Masawiro]
(June 15, 2014)
Johannesburg:-Waxaa maanta oo Sabti ah 10kii iyo 50 daqiiqo AM, ku yimid dalka Koonfur Afrika safar dacwo culimo sucuudiyaan ah oo ka soo degay Garoonka diyaaradaha ee Johannesburg, culimadaan oo ka s