Muxaadaraadkii Sh Maxamed Umal ka jeediyey Magaalada Burco.[Video]
(June 5, 2014)
Burco:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa ilaa intii uu safar dacwadeed ku gaaray magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer waxaa uu a jeediyey muxaadaraad kale duwan isagoo ka  jawaabay su.aalo fara badan
Ururka Dhaalibaan oo soo maanta bandhigtay Sarkaal Mareykan ah oo ay ku badasheen 5 sarkaal (Daawo)
(June 5, 2014)
Afgaanistaan:-Ururka dhaalibaan ayaa waxaa ay soo bandhigeen sarkaal ka tirsan ciidanka Mareykan ah oo ay dagaal ku qabsadeen waxaana ay dhaafsadeen 5 ka mid ah madaxda Ururka Dhaalibaan oo ku xirnaa
Muxaadaro Cusub uu jeediyey Sh Maxamed Idirs Axmed “Mashaakilka Qurbaha” (Daawo)
(June 5, 2014)
Edmonton:-Waxaa idiin soo gudbineynaa muxaadaro uu jeediyey Sheekh Maxamed Idirs Axmed Xafidahulaah waxaana muxaadarada Sheekha ay ka hadleysaa dhibaatada Qurbaha gaar ahaan muslimiinta Soomaalida ma
Golaha Wasiirada DFS oo soo dhoweeyey xoojinta xiriirka diblamaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Maraykanka
(June 5, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirada oo looga dooday xaaladda uu da
Dowradii dhalinyarada oo ka bilaabatay Masjidka Alhudaa ee magaalada Helsinki.[Masawiro]
(June 5, 2014)
Helsinki :-Waxaa shalay oo Arbaca ah si habsami leh uga bilowday Masjidka Al-huda ee magaalada Helsinki ee dalka Finland mu'tamarkii iyo dowradii dhalinyarada ee ay soo qaban qaabiyeen Ururka dhalinya
Wasiirrada arrimaha dibadda ee DFS iyo China oo kulmay
(June 5, 2014)
Beijing:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E.Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta la kulmay dhiggiisa Wasiirka Arrimaha Dibadda China H.E. Wang Yi waxa ayna ka wada hadleen