Tacsi iyo Xiliga Aaska Eedo Xaadsan Cali Ilweyn oo Denmark ku geeriyootay
(June 18, 2014)
Arhus:-Allaha u naxariistee waxaa galabnimadii 17.06.2014 ku geeriyooday magaalada Arhus ee caasimada labaad ee dalka Danmark Eedo Xaadsan Cali Ilweyn. Geerida Eedo Xaadsan Cali Ilweyn ayaa waxaa lagu
Sheekh Bashir Axmed Salaad oo muxaadarooyin kala duwan ka jeediyey Masjidka Al-Tawxiid (Daawo)
(June 18, 2014)
Kampala:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadarooyin kala duwan oo uu Sheekh Bashiir Axmed Salaad ka jeediyey Masjidka Al-Tawxiid ee magaaalada Kampla mar uu socdaal dacwo ku marayey Bariga Afrika. She
Sh.Umal oo habeenkii 2aad Muxaadaro ka soo jeediyay Masjidka Al-Rowda ee Boosaaso.[Cod/Masawiro]
(June 18, 2014)
Boosaaso:-Sh.Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culumada ugu caasan Soomaaliya ayaa habeenkii labaad waxa uu muxaadaro qayim ah ka soo jeediyay Masjidka weyn  Al-Rowda Ee Magaalada Boosaaso iyadoona cin
Kulankii 3aad ee Ducaada Johannesburg ay la qaateen culimo Sacuudiyaan ah[Masawiro]
(June 18, 2014)
Johannesburg:-Waxaa maanta oo ah Arabaco 18/06/2014 lagu qabtay xarunta albayaan ee Johannesburg kulan balaaran oo ay iskugu yimaadeen ducaada Johannesburg ee dalkan Koofur afriko, kulankan oo ahaa ki
Madaxweynaha DFS oo maanta gaaray magaalooyinka Jowhar iyo Xudur
(June 18, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xassan Sh.Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho ku tagay magaalooyinka Jowhar iyo Xuddur ee xarunta gobolka Bakool. Madaxweynaha iyo wafdigiisa  ayaa waxa
Muxaadaraadkii Sh Umal ka jeediyey Masjidka Cumar Ibnu Khadhaab ee Qardho.[Dhagayso]
(June 18, 2014)
Qardho:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa ilaa intii uu safar dacwadeed ku gaaray magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar waxaa uu Sheekh Umal uu ka a jeediyey muxaadaraad kale duwan isagoo ka  jawaabay
Sh.Umal oo xalay muxaadaro ka jeediyey Masjidka Al-rowda ee Boosaaso.[Dhagayso]
(June 18, 2014)
Bosaaso:-Waxaa xalay ka dhacay Masjidka weyn ee Al-rowda ee magaalada Boosaaso muxaadaradii koowaad ee uu jeedinayo Sh.Maxamed Cabdi Umal oo shalay soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bar
Xaflad lagu soo xiray Sanad dugsiyeedka 2013-2014 Machadka Al-Furqaan.[Masawiro]
(June 18, 2014)
Laascaanood:-Waxaa Maanta oo ay Arbaca tahay 18-06-2014 lagu soo gabagabeeyey Machadka Alfurqaan Lasanod- gebi ahaanba Imtixaandii Sanad Dugsiyeedka 2013-2014 ee Sanadkan oo dhami ka Socdey Machadka A
Ururka Beder oo dowro u qabtay Ardayda ka baxday Machadka Al- Faaruuq
(June 18, 2014)
Gaalkacyo:-Dawradaani oo noqonaysa Dawradii labaad ee nooceeda ah uuna qabto Ururka Beder ee Ardayda ka baxday Machadka Al- Faaruuq ayaa waxaa ay soconaysaa Muddo bil ah. Dawrada oo loogu tala galay i
Qarax ka dhacay gudaha Isbitaalka Keysaneey
(June 18, 2014)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xoogan uu saaka ka dhacay gudaha Isbitaalka Keysaneey ee duleedka Waqooyi ee magaalada Muqdisho waxaana qaraxa la rabay in