Dardaarankii Sh Umal u jeediyey saddexda Gole ee Puntland.[Video/Masawiro]
(June 14, 2014)
Garoowe:-Sheekh.Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu muxaadaro diini ah oo ku saabsan masuuliyada saaran qofka masuulka ah ka hor jeediyey xarunta baarlamaanka Puntland ee Garowe iyadoo ay soo xaadireen 
Sh.Umal oo si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Qardho (Masawiro)
(June 14, 2014)
Qardho:-Waxaa goordhow si weyn loogu soo dhaweeyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo wafdi culumo ah oo la socday magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar waxaana soo dhaweynta Sheekha ka qeyb qaatay c
Madaxweynaha Khaatumo Maxamed Yuusuf (Indha-sheel) oo ka waramay dagaal ka dhacay Saaxdheer
(June 14, 2014)
Saaxdheer:-Madaxweynaha  maamulka Khaatumo Maxamed Yuusuf  jaamac (Indha-sheel) oo waraysi gaar ah siiyey SomSat Tv ayaa waxaa uu markii ugu horaysay uu ka waramay dagaal shalay ka dhacay deegaanka
Faahfaahin Qarax ka dhacay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo
(June 14, 2014)
Gaalkacyo:-Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Bamgacmeed lagu Weeraray Gaari ay wateen ciidanka Booliska ee magaalada Gaalkacyo kuwaas oo marayey xaafada Garsoor
Muxaadaro Altowba Shekh Cabdirisaaq Sugulle (Daawo)
(June 14, 2014)
Finland:-Masjidka Alhudaa ee magaalada Helsinki ee Finland ayaa waxaa maalintii Jimcihii ee 13.6 waxaa ku soo dhamaaday dowro loo qabtay dhalinyarada magaalada, taasoo ay ka qayb galeen in ka badan 16
Madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo u Ambabaxay Dalka Isutaga Imaaraadka Carabta
(June 14, 2014)
Boosaaso:-Madaxwaynaha Dowlada Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganaciga Puntland isagoona ku sii jeeda Dalka Isuta