Sh Maxamed Cabdi Umal oo la dardaarmay Shacabka Soomaaliyeed (Masawiro)
(June 19, 2014)
Boosaaso:-Iyadoo maalmihii la soo dhaafay uu Magaalda Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari uu ku Sugnaa Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa waxa uu habeenkii 3aad oo xariira muxaadaro ka jeediyay Masjidka Al-Rowda
DFS iyo EU oo kala saxiixday heshiiska ka mid noqoshada ACP.(Masawiro)
(June 19, 2014)
Dawladda Soomaaliya ayaa maanta magaaladda Nairobi ku saxiixday kamid noqoshada dawladdaha ku bohoobay Africa, Caribbean and Pacific iyadoo Midowga Yurub uu qayb firfircoon uga jiro kaalmada dalalka (
Sh.Umal oo maanta Muxaadaro u jeediyay Ganacsatada Magaalada Boosaaso [Cod/Masawiro]
(June 19, 2014)
Boosaaso:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo booqasho Dacwadeed ku jooga Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobalka Bari ayaa waxa uu maanta muxaadaro  qiima badan u jeediyay  Ganacsatada ku nool Magaalada Bos
Golaha Wasiirada Puntland oo ku shiray xarunta Madaxtooyada ee Garoowe[Masawiro]
(June 19, 2014)
Garoowe:-Golaha Wasiirada dowladda Puntland ayaa shirkooda caadiga ahaa uu ku qabsoomay xarunta Madaxtooyada ee Garoowe, waxana shir guddoominayay Madaxwayne ku xigeenka Puntland Mudane Eng.Cabdixakii
Wakiilga Gaarka ah ee Midowga Afrika U qaabilsan Soomaaliya oo xilka iska casilay
(June 19, 2014)
Sida lagu faafifiyey mareegta ay leeyihiin Midowga Afrika ee AMISOM ayaa waxaa la xaqiijiyey in Wakiilga Gaarka ah ee Midowga Afrika U qaabilsan Soomaaliya Danjire Mahamat Saleh Annadif oo xilka iska
Hambalyo Aroos: Hassan Sunni iyo Roda Sheikh Ahmed Sugule (Masawiro).
(June 19, 2014)
Seattle:-Sabti June 14 Sanadda 2014 Waxaa magaalada Seattle ee Gobalka Washington Ka dhacay arooska Walal Hassan Sunni iyo Roda Sheikh Axmed Sugulle. Arooskan oo ahaa mid si heer sara ah loo agaasimay