Sh.Maxamed Cabdi Umal oo caawa Muxaadaradii 3aad ka jeediyey Masjidka Al-Huda ee Garoowe(Masawiro)
(June 11, 2014)
Garoowe:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa caawa oo taariikhdu tahay 11/06/2014 waxaa uu habeenkii saddexaad galay maxaadarooyinkii taxanaha ahaa ee uu ka jeedinayay magaalada Garoowe gaar ahaan masjidka wey
Ra’iisul wasaaraha DFS oo ka qeyb galay kulanka madaxada IGAD (War Saxaafadeed )
(June 11, 2014)
AdisAbaba:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa ka qaybgalay Kulankii 26-aad ee aan Caadiga Ahayn ee Madaxda Urur Goboleedka IGAD oo xalay lagu soo gabagabeeyay magaaladd
Wasiiro ka tirsan DFS oo gaaray gobalka Shabeellaha Hoose.
(June 11, 2014)
Marka:-Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arimaha dibada ee DFS Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta gaaraya magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabeellaha Hoose waxaana socdaalkiisa ku weheliyey wasiirka
Madaxweynaha Puntland oo maanta Daah-Furay Mashruuca lagu dhisayo Garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso.[Masawiro]
(June 11, 2014)
Garoowe:-Xafladaasi ayaa waxaa ka soo qayb galay xubno ka tirsan Saddexda Gole ee Puntland,Saraakil ka socday Hay’adda Qanadarasyada u qaabilsan dalka Talyaaniga ‘’UNOPS’’ Waxgarad,Maamulka