Sh Ahmed Nuur oo caawa Marti u ahaa Barnaamijka Fataawa – Somsattv
(June 13, 2014)
Birmingham:-Alxamdulillaah maanta waraysi qiimo badan oo meelo badan taabanayay laguna soo dhoweynayay bisha Ramadaan ee barakaysan ku casuunay barnaamijkii Fataawa - Somsattv,  Sh Ahmed Nuur oo ah G
Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Abubakar Al-sadiiq Sh Dr.Aadan Sh.Cali Saalax (Dhageyso)
(June 13, 2014)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya oo uu maanta jeediyey Sh Dr.Aadan Sh.Cali Saalax waxaa uu si wanaagsa
Radio Halgan “Manhaj Anbiyada ee Dacwada‏ Sh Bashiir Axmed Salaad‏”[Dhamaad]
(June 13, 2014)
Garoowe:- Waxaa idiin soo gudbinaynaa muxaadaro qiimo badan oo uu jeedinayo Sh Bashiir Axmed Salaad waxaan uu ugu magacdaray Manhaj Anbiyada ee Dacwada‏, runtii waa muxaadaro aad looga faa'iidayo qo
Muxaadaradii 4aad oo xalay uu Sh Umal ka jeediyey Masjidka Al-hudaa ee Garoowe[Cod+Masawiro]
(June 13, 2014)
Garoowe:-Waxaa Masjidka Al Hudaa ee Magaalada Garoowe lagu soo GabaGabeeyay muxaadaraadkii taxanaha ahaa ee uu Sheekh.Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey masjidka Al-hudaa ee magaalada Garoowe waxaan xalay
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sh Xassan Ibraahim Ciise.[Dhagayso]
(June 13, 2014)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya waxaa khudbadii maanta jeediyey Sh.Xassan Ibraahim Ciise, wuxuuna sheekhu ka hadlay ahmiyada Salaad oo ah Tiirka 2aad ee
Xafladii Xidhitaanka Sanad Dugsiyeedka 2013-2014 ee Machadka Imaam Nawawi.[Masawiro]
(June 13, 2014)
Sarmaanyo:-Xafladii  Xidhitaanka Sanad Dugsiyeed 2013-2014 ee  Machadka Imaam NAWAWI  ayaa waxaa lagu qabtey 12/06/2914 Magaalada Sarmaanyo ee Gobolka Sool oo kaga beegan Waqooyi Bari ee Magaalada
Machadka Al-furqaan Buuhoodle oo imtixaankii sanad dugsiyeedka soo afmeeray.[Video]‏
(June 13, 2014)
Buuhoodle:-Ardayda dhigata Machadka Al-furqaan magaalada Buuhoodle ayaa saaka waxa u soo gaba- gaboobay imtixaankii sanad dugsiyeed ka 2013-2014 kaas oo ayaamahanba ka socday xarunta machadka ee galbe
Diinta waan haystaa culumadase meel uguma xirni!. W/Q: Sh. Axmed Cabdisamad
(June 13, 2014)
Waa run oo ninna nin kale meel uguma xirna laakiin hadalkaani ma aha hadal cilmi iyo caqli midna ku dhisan; waayo amarka Rabbigeen ku baxshay in kitaabka iyo sunnada loo noqdo mid la mid ah ayuu ku ba