Sh.Umal oo muxaadaro ka jeediyey caawa Masjidka Jaamica ee Laascaanood(June 6, 2014)
Magaalada Laascaanood ayaa caawa waxaa ay ka duwan tahay habeenadii hore waxaana magaalada iyo Masjidka Jaamica ee magaalada Laascaanood soo camiray dadweyna aad u tiro badan si ay u dhageystaan muxaa
Gudoomiyaha Baarlamaanka Iyo Xildhibaanno Hooygiisa Booqasho Sharafeed ku Booqday Madaxweynihii Hore Ee Dalka Sh.Shariif.[Masawiro](June 6, 2014)
Kampala:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo ay wehliyaan XIldhibaanno ka tirsan Baarlamaanka oo socdaal shaqo ku jooga dalka Ug Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sh Dr.Maxamed Xasan (Dhageyso)
(June 6, 2014)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al-Hidaaya waxaa khudbadii maanta jeediyey Sh.Dr.Maxamed Xasan wuxuuna sheekhu ka hadlay ahmiyada ay leedahay sulxiga iyo in Muslim
Sh.Umal oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Laascaanood[Video](June 6, 2014)
Laascaanood:-Waxaa Magaalada Laascaanood saaka Safar Dacwadeed ku sooo gaadhey Sh.Umal isagoo ka soo kici tamay Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer. Sh Umal ayaa waxaa soo dhaweeyey Culimaa’u Diinka Sh Maxamed Cabdi Umal oo dhawaan gaaray magaalada Laascaanood
(June 6, 2014)
Laascaanood:-Waxaa maanta gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo wafdi culimo ah oo ka soo raacay magaalada Burco oo maalmihii la soo dhaafay uu Shiikhu k
Machaahida Hoose ee Buuhoodle oo xaflad loo qabtay.[Video](June 6, 2014)
Buuhoodle:- Waxaa xaflada si heersare loo soo agaasimay loo qabtay dhamaan ardayda sanadkaan dhamaysay Machaahida Icdaadiga ah ee magaalada Buuhoodle kuwaas oo hoostaga Machadka Sare ee Al-furqaan aya
Abu Maxamed Al-Maqdasi oo xaqiijiyey Bayaankii uu ka soo saaray Khawaarijta Daacish (Dhageyso)(June 6, 2014)
Jordan:-Abu Maxamed Al-Maqdasi ayaa waxaa uu xaqiijiyey bayaan uu ka soo saaray kooxda khawaarijta ee Daacish waxaana mareegaha Islaamiyiinta lagu faafiyey fariin maqal ah oo looga duubay Tel isaga oo
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||

