Muxaadaraadkii Sh Umal ka jeediyey masjidka Al-hudaa e Garoowe (Daawo)
(June 12, 2014)
Garoowe:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa ilaa intii uu safar dacwadeed ku gaaray magaalada Garoowe waxaa uu ka jeediyey muxaadaraad kale duwan isagoona la wiidiiyey su'aalo fara badan oo uu Shikhu ka jawaa
Dowradii Ardeyda ee Gaalkacyo oo maanta la soo Afmeeray (Masawiro)
(June 12, 2014)
Gaalkacyo:-Maanta oo taariikhdu tahey 14 Shacbaan, 1435H kuna began 12 June, 2014, waxaa Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug lagu soo gaba gabeeyay Dowro u socotey Ardeyda Dugsiyada Sare ee D
Radio Halgan “Qaadka iyo Dhibaatadiisa”Sheekh Maxamed Umal (Dhageyso+Tijaabo)
(June 12, 2014)
Garoowe :-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa xalay  waxaa uu maxaadaro ka jeedinayay magaalada Garoowe gaar ahaan masjidka weyn ee Al- Huda. Maxaadarada waxaa uu Sheekh uga hadlay Tahriibka iyo dhibaatooyink
Shirkii Fursadaha Ganacsiga ee Soomaliya oo Sweden lagu soo Afmeeray (Masawiro)
(June 12, 2014)
Stockholm:-Waxaa caasimada Sweden ee Stockholm ku soo dhamaaday shir ay soo qabanqaabisey Wasaarada arimaha dibada ee dalka Sweden kaas oo diirada lagu saarayay fursadaha ganacsi iyo maalgashi ee Soom
Puntland oo ka hadashay qabsashadii ciidanka S/land ee Degmada Taleex
(June 12, 2014)
Garoowe:-War-Saxaaafadeed ka so baxay dowladda Puntland ayaa lagu sheegay in Puntland  ay ka go'an tahay in ay difaacdo xuduudaha dhulkeeda waxaan warsaxaafeedkaan uu ku soo beeg mayaa xili saacaddo
Ciidanka S/land oo duulaan ku qabsaday degmada Taleex ee Gobolka Sool
(June 12, 2014)
Taleex:-Wararka naga soo gaaraya degmada Taleex ee Gobolka Sool ayaa sheegay ciidamo ka socda Somaliland ay weerar ku soo qaadeen magaalada Taleex xili  magaalada uu ka socday Shirka Khaatumo 3 oo be
Sh Umal oo booqasho ku tagay Jaamacada Bariga Afrika Faraceeda Garowe[Masawiro]
(June 12, 2014)
Garoowe:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa saaka  waxaa uu booqasho ku tegay Jaamacada bariga Afrika farceeda magaalada Garowe wuxuuna sheekhu la kulmay Boqolaal ardayda ah oo wax ka dhigta Jaamacada Bariga
Ra’iisulwasaaraha DFS oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho
(June 12, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul wasaaraha DFS Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib markii uu ka soo qeyb galay shir ay isigu yimaadeen madaxada Urur goboleedka bariga
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya.
(June 12, 2014)
Addis Ababa:- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Hailemariam Dessalegn. Waxay labada Ra’