Kulankii Sh Umal iyo Ardayda Jaamacadda Nugaal University ee Laascaanood[Masawiro]
(June 7, 2014)
Waxaa galabta kulan soo dhaweyn ah uu ka dhacey xarunta New Campus ee Jaamacadda Nugaal University ee Magaalada Laascaanood waxaana lagu soo dhaweynayey Sh.Maxamed Cabdi Umal oo Safar Dacwadeed ku joo
Puntland oo soo dhaweysay in Maxamed Siciid Atam uu iskaga baxay Al-shabaab.[Dhagayso]
(June 7, 2014)
Garoowe:-Dowladda Puntland ayaa markii ugu horeysay waxaa ay si rasmi ah u soo dhaweysay in hogaamiyihii hore ee ururka Al-shabaab ee Buuraha GalGala Maxamed Siciid Atam uu isku dhiibay dowladda Feder
Maxamed Saciid Atam oo Shir jaraa,id ku qabtay Muqdisho eedeeyeyna Al-Shabaab.[Dhageyso]
(June 7, 2014)
Muqdisho:-Hogaamiyihii hore ee Buuraha Galgala Maxamed Siciid Atam ayaa maanta isku dhiibay ciidan ka Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa uu ku qabtay magaalada Muqdisho shirjaraa'id oo ay ka soo qay
Maxamed Saciid Atam oo isku dhiibay DFS kana sheegtay Axmed Godane
(June 7, 2014)
Muqdisho:-Waxaa goordhaw isku dhiibay ciidanka DFS Maxamed Saciid Atam oo ah hogaamiyihii hore ee kooxda Al-Shabaab ee Galgala waxaana uu aad uga sheegtay amiirka Al-Shabaab Ahmed Godane.Wasiirka warf
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo u amba baxay dalka Masar
(June 7, 2014)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxweynaha DFS iyo wafdi uu hogaaminayo ay maanta ka dhoofeen garoonka diyaaradaha ee Aden Cadde waxaana ay ku sii jeedaa dalka
Gudoomiyaha Degmada Xudur oo ka hadlay dagaalo ka dhacay Bakool
(June 7, 2014)
Bakool:-Gudoomiyaha Degmada Xudur ayaa sheegay in ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ay la wareegeen deegaano ka tirsan gobalka Bakool ka dib dagaalo culus oo ka dhacay gobalka Bakool kuwaas oo u dhexeeya
Kulankii Sh Umal iyo Ardayda Machadka Al-Furqaan ee Laascaanood (Masawiro)
(June 7, 2014)
Laascaanood:-Sh Maxamed Cabdi Umal ayaa Saaka la Yeeshey Kulan Soo dhaweyn ah Ardayda Machadka Wey nee Alfurqaan , Kulankaasoo ay Soo Qaban Qaabiyeen Maamulka Mac-hadka iyo Macallimiinta Machadka Wax