Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/xakiin Camay oo Garowe kaga qayb galay Xuska 26-ka Juun.[Masawiro]
(June 26, 2014)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Puntland ahna siihayaha xilka Madaxwaynaha Puntland Cabdixakiin Cabdulahi Cumar Camay ayaa Magaalada Garowe maanta kaga qeyb-galay munaasabad ballaaran oo lagu
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo u hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed
(June 26, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheikh Axmed ayaa hambalyo ku aaddan 26-ka June, oo ah maalintii 1960-kii calanka Soomaaliyeed laga taagay ciiddeena, u
Faah-faahin Dagaal ka dhacay Degmada Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan
(June 26, 2014)
Buulo-burte:-Wararka ka imaanaya degmada Buulo-burte ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in iska horimaad uu dhexmaray ciidamada DFS kuwa AMISOM oo isku dhinac ah iyo Al-Shabaab waxaana uu iska horimaadk
Diyaargarowga Bisha Ramadaan Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(June 26, 2014)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal, ayaa muxaadaro gaar ah oo uu ugu talo galay soo dhaweynta Ramadaanka, waxa uu umadda ugu baaqay iney si wanaagsan uga faa’iideystaan kheyrka ku jira bisha Soonka.
Gudoomiyaha Baarlamaanka Qof walba Oo Soomaali ah waxaa Waajib ku ah Difaacidda Gobonimadeenna
(June 26, 2014)
Muqdisho:-Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sh.Cusmaan Jawaari ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambal yeeyey Munaasabadda 26ka June oo ku beegan caawa oo ka