
(December 30, 2014)
Garoowe:- Akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net waxaa la ay si toos ah uga dhageysan karaan Radio Halgan Live idaacada Islaamiga ee Al-Xikma ee ka howlgasha deegaanada Puntland waxaana ay idaacada

(December 30, 2014)
Cape Town :-Waxaan galabta si habsami leh uga bilaawday magaalada Cape-Town mutamarkii Islaamiga kaas oo ku bixi doona Luqadaha Soomaaliga iyo English waxaana Mutamarka uu ka socdaa Masaajidda Sunnah Zakariye Ismail oo la sheegayo in uu u gacan galay Ciidanka sirdoonka dalka Kenya
(December 30, 2014)
Ceelwaaq:-Waxaa maanata la filayey in dowladda Federaalka Soomaaliya lagu soo wareejiyo Zakariye Ismail oo ahaa Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Al-shabaab oo dhawaan isku dhiibay ciidanka dowladda Federa

(December 30, 2014)
Laascaanood:-Waxaa Maanta Ka Bilowmay Imtixaanadii Teeramka Dhexe ee Sanandka Dugsiyeedka 2014/2015 Dugsiga Hoose Dhexe ee Imaamu Shaafici Magaalada Laascaanod ee xarunta Gobolka Sool . Imtixaanka

(December 30, 2014)
Eyl:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 30-12-2014 siweyn loogu soo dhaweeyey Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal. Safarka shaqo ee madaxweyn Ciidanka DFS oo howlgalo ka wada inta u dhexeysa Buulo-burte iyo Jalalaqsi
(December 30, 2014)
Buulo-burte:-Ciidanka DFS oo ay weheliyaan ciidamo madani ah oo ka soo jeeda Degmada Buulo-burte iyo Jalalaqsi ayaa ku guuleystay in ay ka saaraan kooxda Al-Shabaab tuulooyin u dhexeeya Degmooyinka Bu

(December 30, 2014)
Cape Town:- Mu’tamarkii shanaad ee Jaaliyadda K/Afrika wejigiisii labaad ayaa ka furmaya Maalinta Talaadada oo bishu tahay 30/12/2014 Magaalada Cape Town ee ah caasimada Gobolka Western Cape. Barna

(December 30, 2014)
Galdogob :-Maalinimadii Isniinta ee 29/12/2014 waxaa lasoo gabgabeeyey siminaar soconayey 3 bari oo Mu’assasada Al minhaaj Galdogob u qabatay ardayda iskuulada , ardaydaasoo laga soo xulay dugsiyada

(December 30, 2014)
Stockholm: Waxaa habeenkii Axada ee taariikhda bishu ahayd 28 december 2014 lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Stockholm ee caasimada dalka Sweden siminaarkii (koowaad) ee lagu baranayay cilmiga Shareec

(December 30, 2014)
Saakow:-War lagu qoray mareegta wasaaradda Difaaca ee Dowladda Maraykanka ayaa waxaa lagu sheegay in diyaaradaha Maraykana ay weerar dhinac cirka ah ay ka fuliyeen caawa deegaanka Saakow ee gobolka Ju
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|