
(February 4, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha dawlada Puntland Dr. Abdiweli Mohamed Ali Gaas Iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, ka dib m

(February 4, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sh. Maxamuud oo uu wehliyo Raiisul Wasaare Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta hoygiisa qado sharaf ugu sameeyey

(February 4, 2015)
Sweden:-Walaalayaal Waxaan arkay in Gabaygaan Wadaadkii Alifay Xikmado iyo wanaag ka buuxshay sidaas darteed ayaan is iri tolow hadii aad Soomaali u tarjumi laheyd sooma fiicnaateen si Culumo iyo Caam

(February 4, 2015)
Muqdisho:-Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida ee DFS ayaa waxaa ay War saxaafadeed ka soo saaray weerar xaga cirka ah oo ay sheegtay in lagu dilay sarkaal sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab. 31

(February 4, 2015)
Boosaaso:-Ururka ardayda Soomaliyeed ee caalamiga ah ee dalka Sudaan wuxuu soo qaban qaabiyay nadwo cilmiyeed balaaran oo ay jeediyeen culimo waawayn oo ka yimid gudaha wadanka iyo kuwo ku sugnaa Suda Faahfaahin dablay weerartay Saldhig Boolis oo ku yaal Boosaaso
(February 4, 2015)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya saaka Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland ayaa sheegaya in xalay dablay hubaysan oo gaaraysa 5 dhalinyaro ah ay Bam gacmeedyo iyo rasaas huwiyeen Saldhi

(February 4, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dhawaan ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe isagoo safar shaqo ku tegi doono mudo lab

(February 4, 2015)
Laascaanood:-Nadwo cilmiyeed loogu magac daray dhalanroga dhaqanka iyo dabaqabashadiisa ayaa ka bilaaabantay Masjid Jaamaca Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Nadwadaan oo ayaa waxaa soo qaban qaa Madaxweynaha dowladda Puntland oo safar ku tegaya Muqdisho
(February 4, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa la filayaa i uu dhawaan safar shaqo ku gaaro magaalada Muqdisho ee caasimaad Soomaaliya, Safarka Madaxweynaha Puntland ayaa u je

(February 4, 2015)
Nairobi:-Waxaan Idiin soo gudbineynaa Muxaadaro qiimo badan oo uu jeediyey Fadiilat Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu Sheekhu Cinwaan uga dhigay Muxaadaradiisa Nicmada ilaah ee ugu way
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|