Mareeg cusub oo ku soo biirtay Shabakadaha Islaamiga ee Soomaaliya (Akhriso)
(March 18, 2015)
Bishaaro! Ma ogtahay in dhawaan ay hawada soo gashay Mareeg Islaami ah oo cusub oo lagu magacaabo (http://ixsaanmedia.com/ Waxa aad kala socon doontaa wararkii ugu danbeeyay ee Dacwada iyo Soomaaliya

(March 18, 2015)
Denmark:-Warar ay goordhow faafiyeen warbaahinta dalka Denmar ayaa sheegaya in toogasho ay ka dhacday Centerka weyn ee Field's ee magaalada Copenhagen ee xarunta dalka Denmark .Weerarka ka dhacay Cent

(March 18, 2015)
Doha, Arbaco 18 March 2015 – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa maanta la kulmay Ra’iisu

(March 18, 2015)
Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh.Maxamuud ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga ka guddoomey danjiraha cusub ee Boqortooyada Norway u fadhin doona Soomaalya Mr. Vi

(March 18, 2015)
Mogadishu, Arbaco, March 18, 2015 – Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Khaled Omar Ali ayaa maanta kaga gudoomay Xafiiskiisa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga da

(March 18, 2015)
Sudan:-Sh. Maxamuud Sh. Maxamed Shibli oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa gaaray magaalada Khartuum ee caasimadda Suudaan. Sh. Maxamuud Shibli, oo deggen dalka Kenya, ayaa booqasho ku tagay dalk

(March 18, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 18-3-2015 gudoomay qalab caafimaad oo uu dalka Australia ka keenay Wasiir dawlaha Madaxtooyada
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|