Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar ee Nairobi Sh Maxamed Umal.[Daawo]
(May 15, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii jimcaha ee Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaana uu Sheekhu ka hadlay "Dambiya

(May 15, 2015)
Boosaaso:-Culimo'udiinka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Bosaso ee xarunta Gobolka Bari oo uu horkacayo Fadiilatu Sh Daahir Aw-Cabdi ayaa waxaa ay booqasho ugu tageen goob ay ku sugnaayeen dad Soo

(May 15, 2015)
Nairobi:- Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas oo hadda ku sugan magaalada Nairobi ee Kenya ayaa halkaas kulamo kula qaatay safiirada Midowga yurub, Maraykanka, Holland , Sweden

(May 15, 2015)
Burundi:-Laba lataliye Boolis iyo Generaal isku dayay maalintii Arbacada ahayd, in ay xilka ka tuuraan madaxweynaha Burundi Piere Nkurunzinza, ayaa lagu xiray caasimadda dalkaasi ee Bujumbura. Afhaye

(May 15, 2015)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng. C/xakiim C/laahi Camey oo ayaa marti gelin sharaf iyo sagootin ah u sameeyey Guddoomiyaha Hay'adda Culimada Soomaaliyeed Sh Bashiir Axmed Salaad.

(May 15, 2015)
Garoowe:-Waxaa maanta ka qalinjabisay Dufcada 3aad ee Kulliyada shareecada iyo diraasaadka islaamka ee Jaamacada Bariga Afrika faraca Garowe oo iyadoo galabta loo qabtayArdayda xaflad maamuusid ah ayn

(May 15, 2015)
Gothenburg :-Shirkada Xawilaada ee AMAL Express ayaa tababar muhiim ah oo ku saabsan habka loo diro lacagaha iyo suuq-geynta ugu qabatey magaalada Gothenburg Wakiilada ka hawlgala dalka Sweden oo tira
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|