
(May 31, 2015)
Boosaaso:-Waxaa maanta Shirkadda Dahabshiil Group ay deeq lacageed ooo gaaraysa ilaa 30.000, oo dollar ay ku wareejisay gudiga gurmadka culimada Boosaaso ee uu gudoomiyaha u yahay Sheekh Axmed Yuusuf

(May 31, 2015)
Muqdisho:-Duubabka Beesha Mudulood oo uu hormuud u yahay Imaan Maxamed Yusuf Cali Imaan, Ugaas Maxamuud Cali Ugaas, Caaqilo, Nabadoono, Wasiiro, Siyaasiyiin iyo Xildhibaano, Haween, Ganacsato, Gudoomi Ra’isal Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid oo gaaray Magaalada Cadaado
(May 31, 2015)
Cadaado:-Ra'isal Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa gaarey magaalada Cadaado waxaana halkaas si weyn ugu soo dhaweeyey masuuliin ka tirsan Maamulka ximan iyo xeeb wasiiro xildhibaan

(May 31, 2015)
Gedo:-Ayadoo ay muuqato dhibatada balaaran ee abaarahha soo laalaabtay Gobolka Gedo u keenaan, taasoo ay keento biyo la’aan weyn oo gobolku dheer yahay wadanka intiisa kale, ayadoo ay aad ugu yaryih

(May 31, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashid Cali Sharmarke iyo xubno ka tirsan golaha wasiiradda oo ay ka mid yihiin; Wasiirka Qorshaynta iyo Is kaashiga Caalamiga,
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|