
(May 30, 2015)
Abidjan:-Ku xigeenka Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda FS mudane Maxamud Xayir ayaa magaalada Abidjan ee dalka Ivory Coast uga qayb galay shirkii sanad laha ahaa ee Banigiga Hormarinta Africa, Shirkaana

(May 29, 2015)
Boosaaso: Mu’asassada Al-minhaaj ee Dacwada iyo Horimarinta ayaa maantay dib deegaanadooda ugu celisay dad Qaxooti ah oo maalmihii u danbeeyey soo gaarayey magaaladda Boosaaso, iyadoo horayna u sii Nadwo cilmiyeed ka bilaaban doonta Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargeysa .
(May 29, 2015)
Hargeysa:-Waxaa maalinta Isniinta hadii alle idmo ka bilaaban doonta magaalada Hargeysa ee xarunta S/land Nadwo cilmiyeed looga hadli doono Shiicada iyo xumaanteeda waxaana Nadwada soo abaabulay iskun Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sh Maxamuud Shible (Dhageyso)
(May 29, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa khudbadi jimce ee Sheekh Maxamuud Shibli ka jeediyay maanta Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi, khudbada sheekha ayaa waxaa ay ku saabsanayd khayrka oo la i Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar ee Nairobi Sh Maxamed Umal.[Daawo]
(May 29, 2015)
Nairobi:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa maanta waxaa uu khudbadii Jimce kaga hadlay in dadka Muslinka ah ay isku gurmadaan gaar ahaan Soomaalida ka spp qaxaya dalka Yemen kuwaas oo ay heysato dhibaatooyin

(May 29, 2015)
Boosaaso:-Gudiga gurmadka culimada Soomaaliyeed ee magaalada Boosaaso iyo Mu'ssadda Al-min haaj oo is garab sanayan ayaa waxaa ay saaka ku howlan yihiin in ay u amba bixiyaan dadkii Soomaaliyeed ee ka

(May 29, 2015)
Boosaaso:-Shirkadda ganacsiga ee Towfiiq oo ajiibaysay codsig culimada Soomaaliyeed ee Boosaaso gaar ahaan Sheekh Daahr Aw-Cabdi ayaa dib deegaanadooda ugu celisay dad Qaxooti ah oo ka soo cararay da

(May 28, 2015)
Nashville :-Mu’tamarkii Islaamiga ahaa ee 15-aad ee uu soo qaban qaabiyey Golaha Imaamyada Waqooyiga Ameerika ayaa kusoo gaba gaboobay si wanaagsan. Mu’tamarka ayaa magaciisa sanadkaan loo doortay

(May 28, 2015)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 28-5-2015 si rasmi ah u daahfuray mashruuca lagu balaarinayo Dekeda magaalada Boosaaso ee xar

(May 28, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ah ugu kicitimay dalka dibadiisa, wuxuna magaalada Nairobi kulamo ku
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|