
(June 13, 2015)
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Farkeeti ayaa magaalada Maputo ee dalka Mozembiqeu uga qayb galay shirkii sanadlaha ahaa Bangiga Horumarinta Islaamka, kaas oo

(June 13, 2015)
Qardho:-Munaaasabadan lagu soo xirayay sanad dugsiyeedka 2014-2015 ee dugsiga Al-Muntada Qardho aya waxaa kasoo qaybgalay maamulka degmada, Isimo odayaal, Masuuliyiinta jaamacadaha Bariga Africa iyo P

(June 13, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 13-6-2015 xafiiskiisa madaxtooyada Dawladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay ku xigeenka Wakiilka Culimada iyo Guddiga Gurmadka Qaxootiga Yeman oo soo bandhigay deeqihii soo gaaray 3 bishii June ilaa 11 june 2015 .
(June 13, 2015)
Boosaaso:-Culimada Puntland ee magaalada Bosaaso ku sugan iyo guddiga gurmadka qaxootiga Yeman ayaa maanta waxaa ay soo bandhigeen lacagaha dadka Soomaaliyeed ee dalka dibadiisa iyo gudihiisa ku sugan

(June 12, 2015)
Boosaaso:-Waxaa Alle mahadiisa in qaar mid ah gabdhaha soomaaliyeed ee Jaaliyadda magaalad London ,Uk ay gurmad u fidiyey iyagoo ajiibaya codsigii Sh.Daahir Aw-cabdi oo ahaa in ay gurmad deg deg ah la

(June 12, 2015)
Boosaaso:-Ardayda jaamacadda Bariga Afrika ayaa maanta deeq gaarsiiyey qaxootiga ka soo qaxay Yemen ee ku jira xerada qaxootiga magaalada Bosaaso. Deeqda la gaarsiiyey qaxootiga ayaa isugu jirtay dawo

(June 12, 2015)
Boosaaso:-Shirkadda Golis Telecom Somalia ayaa ambabixisay Axmedeey Abuubakar oo horay u ahaa Fanaan caan ka ah deegaanada Soomaalidu dagto balse markii dambe ka toobad keenay iyadoo ay shiraddu ku wa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar ee Nairobi Sh Maxamed Umal.[Daawo]
(June 12, 2015)
Nairobi:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa maanta waxaa uu khudbadii Jimce kaga hadlay in dadka Muslinka ah ay u diyaargaroobaan bisha Barakeysan ee Ramadaan wuxuuna sheekhu ku dheeraaday Fadliga bisha ramad Khudbadii Jimce ee Masjidka al-hidaaya ee Nairobi Sh Dr. Adam Cali[Dhagayso]
(June 12, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa Khudbadii jimce ee Masjidulhidaaya oo maanta uu ka jeediyay Sh.Dr Adam Cali Salaax, khudbada maanta ayaa waxa ay ku saabsanayd soo dhawaynta bisha barakaysan ee R

(June 11, 2015)
Aarhus:-Waxaa markay taarikhdu ahayd 7/6 uu Markizka attaqwaa oo ku yaal magaalada Aarhus oo ah caasumada 2aad ee Danmark uu qabtay xaflad qalinjabinta quraanka kariimka laguna maamuusay 16 arday oo i
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|