![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/11/41.jpg)
(November 5, 2015)
Laascaanood:-Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool waxaa laga furay markii ugu horaysay xarun loogu tala gay in lagu daaweeyo dadka qaba Xanuunada Dhimirka . Xaruntaan ayaa waxaa iska kaashana
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/11/gole_wasiir.jpg)
(November 5, 2015)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Mudane Maxamed Cumar C
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/11/beled-xaawo.jpg)
(November 5, 2015)
Ugu yaraan afar qof ayaa ku geeriyootay weerar koox hubeysan ay maanta ku qaadeen goob fagaaro ah oo ah oo ku taalla degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo. Dadka ku dhintay weerarka ayaa laba ka mid a Taliyaha Ciidamadda Xoogga dalka oo Tababar u soo xirey Saraakiil cusub oo ka tirsan Ciidanka X.D.S
(November 5, 2015)
Saraakiil ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta tababar loogu soo xiray magaalada Muqdisho gaar ahaan xerada tababarada ciidanka ee Deegaanka Jasiira.waxana tababarka loo sooxeray 20
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/11/7.jpg)
(November 5, 2015)
Nairobi:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan walaalaha jecel barashada cilmiga sharciga in Masjidka Abu bakar ee magaalada Nairobi uu muxaadaro ka jeedin dooo Sh.Dr A/Aziz Ali Ahmed wuxuuna muxaadarada ug Madaxweyne Gaas oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Garoowe.[Masawiro]
(November 5, 2015)
Garoowe:- Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi balaaran oo uu hogaaminayey safar shaqana ugu maqnaa dalka Isutagga imaaraadka carabka ayaa maanta oo ay taariikhdu Madaxweynaha Puntland oo la filayo in maanta uu dib ugu soo laabto magaalada Garoowe
(November 5, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa a fiayaa in ay maanta dib ugu soo laabanaya magaalada Garowe ee xarunta Puntland. Madaxweye Gaas iyo wafdig
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|