
(November 10, 2015)
Gaalkacyo:-Dr.Cali Xaaji Warsame oo ka mid ah siyaasiyiinta sida weyn Puntland looga yaqaan ayaa waxaa uu ka hadlay doorashada Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland oo maanta ka dhacday magaalada Garoowe Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Puntland oo ka hadlay doorashada Axmed Xaashi
(November 9, 2015)
Garoowe:-Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka dawladda Puntland Siciid Xassan Shire ayaa soo dhaweeyay doorashada guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Puntland taas oo maanta ka dhacday xarunta dowlada Pu

(November 9, 2015)
Djibouti:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sh.Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuriyadda Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta madaxto

(November 9, 2015)
Garoowe:-Madaxwweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas oo warbaahinta qeyba heeda kala duwan kula hadlay aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ayaa sheegay in roobab dabaylo wato ay ku Madaxwaynaha Puntland oo u hambalyeeyay Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland.[Masawiro]
(November 9, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed ayaa aqalka madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku soo dhaweeyey gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi oo si dimuqraadi

(November 9, 2015)
Garoowe:-Waxaa dhawaan la soo gabagabeeyey wareegii 2aad ee doorashada Gudoomiyaha Baarlamanka dowladda Puntand, waxaan guusha ay ku raacday Axmed Cali Xaashi oo noqday gudoomiyaha cusub ee golaha wak

(November 9, 2015)
Garoowe:-Xildhibaanada Baarlamaanka Dowladda Puntland, ayaa saaka oo Isniin ah waxaa baabeen in ay doortaan Gudoomiye cusub, ee baarlamaanka Puntand ka dib markii Gudoonkoodii hore is-casilay Mushar

(November 9, 2015)
Garoowe:-Waxaa Goordhow ka biaabtay xarunta Golaha wakiiada ee Caasimadda dowadda Puntland ee Garowe Doorashada Gudoomiyaha cusub ee Baarlamanka Puntland, ka dib markii uu xilkaas iska casilay Saciid

(November 8, 2015)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Omar Abdirashid Ali Sharmarke ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaskii, saaxiibada iyo dadka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Xil

(November 8, 2015)
Laascaanood:-Xabsiga dhexe ee Magaalda Laascaanood waxaa ku xidhnaa mudo ka badan laba sano dhibane Xuseen Cabdi Axmed oo loo haysto in uu bixiyo Mag 100 Neef oo Geela , ka dib wiil yar oo uu gaadhi u
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|