![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/11/525661Keating_Somalia.jpg)
(November 24, 2015)
Muqdisho:-Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa waxaa uu ergay cusub u soo magacaabay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee UNSOM, ergaygaan cusub ayaa waxaa uu bedeli doonaa erga Gaalkacyo iyo Ayaameheeda (qeybta 1aad) Sh Axmed Cabdi Samed
(November 23, 2015)
Hordhac taariikheed oo kooban:Gaalkacyo waa xarunta gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya, waxayna isku xirtaa Bari iyo Galbeed, Woqooyi iyo Koonfur; sidaa darteed waa magaalo ganacsi oo ay maraan dad
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/11/rw1.jpg)
(November 23, 2015)
Muqdisho:-Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa digreeto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Waxaana Dikreetadan ku xusan isbadal kooban iyo xilka-qaadis la
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/11/14.jpg)
(November 23, 2015)
Siminaar diini ah oo lagu qaadanayo maaddooyin kala duwan ayaa berri subax 7:00 xilliga geeska afrika, waxa uu ka bilaaban doonaa masaajidka abuu bakar sidiiq ee xaafadda Islii magaalada Nairobi, waxa
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/11/IMG_4175.jpg)
(November 23, 2015)
Boosaaso:-Mu’asasada Al-Minhaaj Dacwada iyo Horamarinta ayaa ku wareejisay Xabsiga dhexe ee Bosaso qalab isugu jira 12 makiinadaha Harqaanka, Makiinadaha Bulkeetiga iyo makiinadaha Alwaaxda, Waxaa
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/11/44.jpg)
(November 23, 2015)
Gaalkacyo:-Odayaasha dhaqanka, Ganacsato, Culimo'udiin, Aqoonyahanka iyo Nabadoono ka soo kala jeeda Puntland iyo Gal-Mudug ayaa maanta waxaa ay kulan ku yeesheen magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolk
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/11/IMG_8297.jpg)
(November 23, 2015)
Garoowe:-Shir ay maanta iskugu yimaadeen gudiga farsamada doorashada dalka Soomaaliya ee 2016 ee dowladda Puntland ayaa waxaa ay si rami ah u shaaciyeen aragtida guud ee shacabka puntland ee ku aadan Al-Shabaab oo dishay Sarkaal Taageeray Daacish
(November 22, 2015)
Waraka aynu ka helnay dadka degaanka iyo ilo kale ayaa xaqiijinaya in weerar gaadmo ah oo maleeshiyada ururka Al-Shabab ay ka gaysteen duleedka tuulada Guduudey lagu dilay afar qof oo uu ka mid ahaa S
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/11/DSC006381.jpg)
(November 22, 2015)
Mogadishu:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer , Wasiiru dowlaha H.E. Khaled Omar Ali, Wasiir kuxigeen-ka H.E Puntland oo Warsaxaafadeed ka soo saartay dagaalkii ka dhacay Gaalkacyo
(November 22, 2015)
Garoowe:-Warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada dowladda Puntland ayaa lagu sheegay in maleeyshiyaad beeleed ka soo jeeda Gal-Mudug ayaa saaka abaaro saacadu markay ahayd 8:30 AM waxaa ay weerareen
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|