Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug Dagaalkii Gaalkacyo ku eedeeyey Puntland
(November 22, 2015)
Gaalkacyo:-Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug Cismaan Ciise Nuur (Taar-dhuleed) ayaa ku eedeeyay Puntland inay weerar ku soo qaadeen deegaanada Galmudug, isagoo xusay in dagaalka uu haatan istaagay, xa
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/11/IMG-20151121-WA0004.jpg)
(November 22, 2015)
Gaalkacyo:-Xafladaani ayaa waxaa loo qabtay Ardayda Dufcada 8aad ee ka baxday Machadka Al-faaruq ee Daraasaatka Islaamiga ah iyo Luqada oo ku yaala Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, waxaan
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/11/vlcsnap-2015-11-21-13h57m40s129.png)
(November 21, 2015)
Boosaaso:-Waxaa gabagabo maraya Dhisamaha Garoonka Diyaaraddaha ee caalimaga ee Bossaso ee xarunta Gobolka Bari, garoonka diyaaradaha ee Bandar Qaasim ee Boosaaso ayaa waxaa lagubilaabay maanta daanbu
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/11/12208586_838566056240590_4798936381235133870_n.jpg)
(November 21, 2015)
Laascaanood:-Culimada waaweyn ee gobolka Sool gaar ahaan Sh. C/naasir Xaaji Axmed iyo Dr Sh Axmed Jaamac Ismacil Mire ayaa habeenimadii xalay muxaadaro qiimo badan waxaa ay ka jeediyeen xarunta Jaam
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/11/2-2.jpg)
(November 20, 2015)
Laascaanood:-Golaha ardayda ka baxday Machadka Al-furqaan ee magaalada Laascaanood ayaa dowro cilmiyeed soconaysay muddo labo maalmood ah waxay u qabteen qaar ka mid ah ardayda dugsiyada sare ee magaa Khudbadii jimce ee masjidka Abubakar Sadiiq ee Nairobi Sh Umal.[Daawo]
(November 20, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa khudbadii jimce ee maanta ka baxday masjidka Abubakar Sadiiq ee magaalada Nairobi, khudbada oo uu soo jeediyay Sh.Maxamed Cabdi Umal i waxa uu oga hadlay تحري Khudbadii jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee Nairobi Sh Shibli.[Dhagayso]
(November 20, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa Khudbadii jimce ee maanta ka baxday masjidka alhidaaya ee magaalada Nairobi, khudbada oo uu soo jeediyay Sh.Maxamuud Sh Maxamed Shibli waxa uu oga hadlay xala
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/11/hotel.jpg)
(November 20, 2015)
Mali:-Koox hubeysan oo la maleynayo in ay taageersan yihiin Daacish ayaa lagu soo waramayaa in goordhow ay gudaha u galeen Hotelka Radisson Blu oo ku yaal caasimada Mali ee Bamako. Hotelka ayaa wax
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/11/43.jpg)
(November 20, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa muxaadaro cusub oo ka hadleysa Qisadii hud hud iyo Nabi Suleyman (C.S) iyo faaidooyinka ku jira, muxaadaradan oo ka baxday masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairob Wasiirka Difaaca DFS oo kormeeray goobta darbiga ay ka dhisayso Kenya.[Masawiro]
(November 19, 2015)
Doolow:-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Difaaca Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini oo ka kooban Guddiyada Baarlamaanka ee Difaaca, Arrimaha Dibedda, Arrimaha Gudaha iyo Guddigga Madaxa b
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|