Ehelka Mid Ka Mid Raggii Fuliyey Weerarkii Paris Oo La Xiray
(November 15, 2015)
Dadka la xiray ayaa lagu soo warramayaa in ay ku jiraan, aabaha ninka la sheegay in uu ku jiray raggii fuliyey weerarradii Paris, walaalkiis iyo dumaashidiis. Cumar Ismaaciil Mustafe ayuu b
R/Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo dalka dib ugu soo laabtay
(November 14, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gelinkii dambe dalka dib ugu soo laabtay, kadib booqasho ay
Ururka ISIS oo sheegtay weerarkii xalay ka dhacay Paris[Cod/Bayaan]
(November 14, 2015)
Muqdisho:-Bayaan ay baraha internetka ku faafiyeen ururka ISIS ayaa waxaaay ku sheegteen mas'uuliyadda weerarradii xalay ka dhacay magaalada Paris, weerarkaas oo khasaaro badan oo dhimasho iyo dhaawac
Kitaabkii Abii jamra Sheekh Dr Aadan Sh Cali Saalax (Daawo)
(November 14, 2015)
Waxaan idiin soo gudbinaynaa Kitaabka Abii jamra oo akhriyo Sheekh Dr Aadan Sh Cali Saalax waxaana uu Sheekhu ka akhriyaa Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Hoos ka Daa
TafsiirkaTafsiirka Quraanka Dr.Cali Maxamed Saalax Masjid Al-Tawfiiq 17:15 Uk Time [Dhamaad]
(November 14, 2015)
Oslo:-Waxaa dhawaan Live u soo gali doona Tafsiirka qu,aanka ee uu ka akhrin jiray Sh.Cali Maxamed Saalax masjidka Al-Tawfiiq si live ah looga daawan karo Halgan.net waxaana Tafsiir ka uu dib u bilaaw
Madaxweynaha DFS oo warqadihii aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee India
(November 14, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada waraaqihii aqoonsiga kaga guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Jamhuriyadda India
Dadweyne Faranciis ah oo Careysan oo gubay xero qoxooti ku jireen (Daawo)
(November 14, 2015)
Paris:-Wararkaka imaanaya magaalada Paris ee xarunta dalka Faransiiska ayaa sheegaya in shacab careysan oo faransiis ah ay dab qabadsiiyeen xerooyin ay ku jireen qaxooti ka soo cararay dalka Suuriya w
Weerarkii lagu qaaday xalay magaalada Paris oo uu sii kordhay Khasaarihii
(November 14, 2015)
Wararkaka imaanaya magaalada Paris ee xarunta dalka Faransiiska ayaa sheegaya in uu sii kordhay khasaaraha dadkii ku dhintay weeraro kala duwan oo lagu qaaday goobo kala ah Tiyaatarka Bataclan iyo gar
Gabay Dhab- kahadal iyo Abwaan Maxamuud Maxamed Adar (Dhageyso)
(November 13, 2015)
Waa gabay cusub oo ku saabsan xaaladda dalka iyo dadka somalidu marayaan, boobka xuduudaha, badda khaayaraadka, iyo xumaanta qabyaaladda iwm. Waxaa gabayga tiriyey abwaan Maxamuud Maxamed Adar. Abw
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
(November 13, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dib ugu soo laab tey magaalada Muqdisho, kadib markii uu magaalada Riyadh ee dalka Boqortooyada Sacuudiga k

« Previous PageNext Page »