Mowqifka dowladda Puntland ee wax ka bedelka Dastuurka KMG ah ee Dawladda Federaalka Soomaaliya
(February 21, 2016)
Garoowe:-Warsaxaafadeed ka soo baxay Dowladda Puntland ayaa waxaa lagu xusay qodobo dhowr ah laga bedelay Dastuurka dowladda Federaalka Soomaaliya oo horay dhowr jeer oo hore madaxda Puntland sheege Khudbadii Jimcaha Masjidka Al-Huda ee Finland Sheekh Cabdiweli Sh Maxamed Xaji Yuusuf
(February 20, 2016)
Waxaaa idin soo gubineynaa khudbadii jimcaha ee Masjidka Al-Huda ee magaalada Helasinki waxaana khudbada akhriyey Sheekh Cabdiweli Sh Maxamed Xaji Yuusuf waxaana ay Khudbada looga hadlay Suuratul Qa

(February 20, 2016)
Guddiga doorashada ee dalka Ugandha ayaa waxa ay ku dhawaaqeen in Yoweri Museveniuu ku guuleystay doorashadii dalkaasi. Yoweri Museveni ayaa mar shanaad qabanaya xilka madaxtinimada ee dalka Ugandh

(February 20, 2016)
Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 20-Feb-2016 xafiiskiisa kulan kula qaatay guddigii abaaraha oo uu magcaab

(February 19, 2016)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta Qado sharaf u sameeyey Ciyaartooydii 11-jirada oo ku matalayay Qaranka Soomaal

(February 19, 2016)
Nairobi:-Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa waxaa ku soo idlaaday tababar Bangiga adduunku u qabtay shaqaalaha mashruuca tayaynta shaqalaha Dowladda Puntland ee Xafiiska Madexweynaha iyo Guddiga

(February 19, 2016)
London:-Waa Barnaamijkii Dalmar oo laga sii daayo Puntland TV waxaan barmaamijka marti u ah Qoraa Yusuf Nuur Osman Keenadiid oo isagu hido raac u leh qoy caan ku ah dhinac Afka- Soomaaliga iyo Suugaan

(February 19, 2016)
Boosaaso:-Ololahan ku Saabsana Wackigelinta Amniga iyo kadigida qabyaaladda ayaa iskugu jirey Qaybo kala duwan sidda Muxaadarooyin lagu Qabtay Dacwa shaaricyada Magaalada Boosaaso ,Khudbadaha Masaajid Golaha Wasiirada oo meel mariyay Dib u howlgelinta Iskaashatooyinka Soomaaliyeed
(February 18, 2016)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke Qodobbo Muhim ah oo ka soo baxay Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland
(February 18, 2016)
[nggallery id=1420]
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|