![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/07/IMG_8627.jpg)
(July 5, 2016)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa 05-July-2016 hambalyada ciidul fidriga u diray dhammaan muslimiinta caalamka gaar ahaan shacab-weynaha reer Puntl Midowga Marakizta Soomaaliyeed ee Denmark oo Hambalyada ciida u diray shacabka Soomaaliyeed
(July 5, 2016)
Copenhagen:- Maamulka midowga Marakizta Soomaaliyeed ee waddanka Denmark, waxay guud ahaan muslimiinta gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hanbalyaynayaan munaasabadda ciidda barakaysan ee ciidul-fid
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/07/3B7E7DCB-2890-46D7-A97C-5CC74FB05FFD_w987_r1_s.jpg)
(July 5, 2016)
Muqdisho:-Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sideed qof oo shacab ah ay ku dhaawacmeen weerar loo adeegsaday bam gacmeed oo ka dhacay Suuqa weyn ee degmada Wadajir. Bam Gacmeedkan
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/07/IMG_8451.jpg)
(July 4, 2016)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 4-July-2016 kormeer indho indhayn ah kusoo maray dhammaan xarumihii ay dawladdu ka hirgelisey magaalada Gaalkacyo
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/07/IMG_7251.jpg)
(July 4, 2016)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Xilalkii ka qaaday Masuuliyiin Gobolka Mudg iyo weliba Taliyaashii ciidanka Booliska waxaan uu xilalkaas u magacaabay masu
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/07/lo-1.jpg)
(July 3, 2016)
Laascaanood:-Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan Dadweynaha ku dhaqan G/sool iyo nawaaxigiisa in la bilaabi doono dowro cilmiyeed ay qaban doonaan ardayda wax ka barata jaamacadaha dalka sucuudiga,ayna bil Madaxweynaha Puntland Dr. Abdiweli Maxamed Ali Gaas Oo si kulul uga hadlay Xaaladda Gaalkacyo (Dhageyso)
(July 3, 2016)
Madaxweynaha dawladda Puntland Cabdiweli Maxamed Ali Gaas ayaa si kulul uga hadlay xaalada gobalka Mudug gaar ahaan magaalada Gaalkacyo isaga oo ka hadlay arimo badan gaar ahaan amaanka magaalada Gaal DFS oo Sheegtay in ay bilaabayso hawlgalo Ka Dhan ah Kooxda Al Shabaab
(July 2, 2016)
Muqdisho:-Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa ciidammada dalalka ay saaxiibada yihiin waxay dhowaan go’aansatey in la dedejiyo hawlgallada kooxda Al Shabaab looga saarayo gobollada Jubbada
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/07/lo.jpg)
(July 2, 2016)
Muasasada Dacwada iyo horumarinta ee Al-karam - faraceeda Sool iyo Cayn - waxay Tacsi Tiiraanyo leh udirayaan Eheladii iyo Qaraabadii uu Ka baxay Alle ha unaxariistee Garaad Abshir Saalax Maxamed,waxa Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hudaa ee Helsinki Sh.Cabdirizaaq Sugulle.[Daawo]
(July 2, 2016)
Helsinki :-Waxaa Khudbada Jimcaha Masjidka Al Hudaa ee Helsinki ee caasimada dalka Finland ka jeediyey Sh.Cabdirizaaq Sugulle waxaan uu ka hadlay Nimacada Alle ina siyey ee bisha Ramadaan gaar ahaan 1
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|