Gudoomiyihii hore ee gobolka Bari oo ah isku sharaxay Xildhibaanimada Dowladda Federaalka Soomaaliya.[Daawo]
October 18, 2016 - Written by EditorGaroowe:-Gudoomiyihii hore ee gobolka bari Cabdixaafid Cali Yusuf ayaa maanta waxaa uu s rasmi ah ugu dhawaaqay in uu yahay musharax Xildhibaanada ka mid noqon doona Golaha Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ee soo socda.
Hoos ka Daawo Gudoomiyihii hore ee gobolka bari Cabdixaafid Cali Yusuf
A/cawaale
Halgan.net