Dowlada Puntland oo Hambalyo u dirtay maamulka cusub ee Hirshabeele
(October 22, 2016)
Garoowe:-War saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa waxaa hambalyo iyo taageero u diray Maamulka cusub ee dhawaan lagu dhisay magaalada Jowhar ee Hir Shabeel. Hoos ka Akhriso warsaxaaf
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo kulan la yeeshay xubnaha aqalka sare ee Puntland (Masawiro)
(October 22, 2016)
Madaxweyne ku-xigeenka dawladda Puntland ahna ku-simaha Madaxweynaha  Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 22 October, 2016 quraac sharaf u sameeyey xubnaha aqalka sare ee dawla
Dagaal goordhow dib uga qarxay galbeedka magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug
(October 22, 2016)
Gaalkacyo:-Waxaa goor dhawayd naga soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in dagaal uu dib uga qarxay galbeedka magaalada Gaalkacyo dagaal culus oo u dhexeeya Galmudug i