Liiska Xubanaha Aqalka Sare ee dowlada Puntland u matalaya DFS (Masawiro)
(October 20, 2016)
Garoowe:-Waxaa si rasmi ah loo soo gudbiyey Liiska Xubanaha Aqalka Sare ee dowlada Puntland u matalaya baarlamaaka dowlada federaalka Soomaaliya ka dib markii baarlamaanka Puntland uu cod u qaaday cid
Xubinta Shanaad ee Aqalka Sare u matalaya Puntland oo la doortay Cabdisalaan Xaaji Maxamuud
(October 20, 2016)
Garoowe:-Waxaa maanta ka socota magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal ayaa codaynta xubnaha aqalka sare u matali doona dowladda Puntland waxaan ilaa hadda ku soo baxay xubno in mudo ah k soo jir
Issimada iyo waxgaradka Puntland ee gobolka Mudug oo ku dhawaaqay gudi wada xaajood.
(October 20, 2016)
Gaalkacyo:-Issimada Puntland ee Gobolka Mudug ayaa maanta ay saxaafadda u gudbiyeen xubno cusub oo ka kooban ilaa 26 xub nood kuwaasi oo noqon doona gudiga wada xaajood ka Puntland ee nabadda magaalad
Sharmaarke,Faroole ,Jurille ,Farxaan Xusen oo ku guuleystay xubinnimadda Aqalka Sare.
(October 20, 2016)
Garoowe:-Ra’isul Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa ku guulaysatay xubinnimadda Aqalka Sare ee Barlamaanka federaalka Soomaaliya, isagoo helay 47 cod halka aamnino Aadan ay hes