Cali Xaaji Warsame oo sheegay sababta uu Madaxweyne Gaas uga reebay xubnaha Aqalka sare ee Puntland.[Daawo Video]
(October 19, 2016)
Nairobi:-Wasiirkii hore Waxbarashada dowladda Puntland Dr.Siyaasi Cali Xaji Warsame ayaa waxaa waraysi gaar ah siiyey Tv-ga RTN-Channel ee magaalada Nairobi waxaan laga waraystay xaalada dalka Soomaal
Madaxweynaha Jubaland oo bogaadiyay doorashadii Xildhibaanada Aqalka sare ee Jubbaland
(October 19, 2016)
Kismaayo:-Waxaa maanta lagu qabtay  magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose  Doorashada xubnaha aqalka sare u matali doona Maamulka Jubbaland waxaan ku guulaystay ilaa 8 xubnood oo kala
Maamulka Jubaland oo soo gudbisay 8 xubnood ee Jubaland umatalaya aqalka sare
(October 19, 2016)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegaya in la doortay 8 xubnood oo u matalaya aqalka sare maamulka jubaland . Hoos ka ka akhriso xubnaha 8 xub
Golaha Wakiilada Puntland oo bilaabay dhagaysiga khudbadaha musharaxiinta aqalka sarre (Masawiro)
(October 19, 2016)
Garoowe:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya in golaha wakiilada ee dowlada Puntland ay bilaabeen in ay dhageystaan Khudbadaha musharixiinta u tartamaya Xubnaha