Guddiga Doorashooyinka dadban ee 2016 oo warsaxaaafdeed soo saaray maanta
(October 3, 2016)
Muqdisho:-Guddiga Federaalka ee Hirgelinta Doorashooyinka dadban ayaa soo saaray war saxaafadeed ay uga hadlayaan goobta ay ka dhaceyso doorashada Xildhibaanada ka imaanaya gobolada Hiiraan iyo Shabee
Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh Maxamuud oo gaaray magaalada Baydhabo
(October 3, 2016)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa booqasho shaqo ku tegay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka Koonfuur Galbe