Madaxweynaha dowladda Puntland oo soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.[Dhagayso]
(October 24, 2016)
Boosaaso:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hogaaminayo oo ka soo kicitimay dalka Imaaraadka Carabta ayaa ka degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso
Dagaal u dhexeeya Puntland iyo Gal-Mudug oo Saaka dib uga bilowday Gaalkacyo
(October 24, 2016)
Gaalkacyo:-Wararka naga soo gaaray hadda magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in uu dib u qarxay dagaal culus galbeedka fog ee magaalada Gaalkacyo halkaas oo ay isku horfadhiyeen