Madaxweyne Gaas oo si weyn loogu soo dhaweeyey Carmo booqdayna wadada ceel-daahir Ceergaabo (Masawiro)
(October 27, 2016)
Carmo:-Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa maanta 27 october 2016 waxaa si diiran  loogu soo dhoweyey degmada Carmo oo kamida ah degmooyinka
Kooxda Daacish oo dib uga baxay xalay degmada Qandal.[Masawiro/Video]
(October 27, 2016)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya saaka magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegay in maleeshiyaad hubaysan oo sheegay in ay yihiin kooxada Daacish oo shalay soo galay degmada Qandala ay
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas oo gaaray degmada Carmo
(October 27, 2016)
Boosaaso:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi wasiiro ah oo ka tirsan dowladdiisa ayaa gaaray degmada Carmo ee gobalka Barri, waxaana ay kulan nabadeed la qaadanayaan