Madaxweynaha DFS oo bogaadiyay Maamul gobaleedyada soo xulay xubnaha Aqalka Sare
(October 9, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku bogaadiyay dowlad goboleedyada Puntland, Koonfuur Galbeed, Galmudug iyo Jubbaland, tallaabada ay ku so
Xildhibaanada Maamulka Hirshabeelle oo lagu dhaariyey magaalada Jowhar
(October 9, 2016)
Jowhar:-War goor dhow naga soo gaaraya Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in lagu dhaariyay Xildhibaanada uu yeelanayo Maamulka Hirshabeelle waxaana xaflada dhaarinta g
Xukuumadda Itoobiya oo ku dhawaaqday xaalad degdeg ah
(October 9, 2016)
Xukuumadda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday Lix bilood oo xaalad degdeg ah, ka dib muddo bilooyin ah oo ay socdeen banaanbaxyo rabshado wata oo xukuumadda looga soo hor jeedo, kuwaasoo ruxay gobolka dalkaa
Akhriso Liiska Maamulka Koonfur galbeed uga Mid noqonaya Xubnaha Aqalka Sare
(October 9, 2016)
Baydhabo:-Waxaa Shabakada wararka Halgan.net soo gaaray Liiska Xubnaha Maamulka K/Galbeed kaas oo magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay looga dhawaaqay  Liiska Musharaxiinta maamulka Koonfur gal
Akhriso Liiska Maamulka Jubaland uga Mid noqonaya Xubnaha Aqalka Sare
(October 9, 2016)
Kismaayo :-Waxaa Shabakada wararka Halgan.net soo gaaray Liiska Xubnaha Maamulka Jubaland ee u sharaxan Aqalka sare ee Baarlamaank DFS ,Waxaa si rasmi ah u soo gudbiyey liiska xubnaha aqalka sare ee J