Madaxweynaha DFS oo si kulul u cambaareeyey weerarkii lagu qaaday ciidanka Jabuuti
(October 25, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmuud ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii ismiidaaminta ee maanta ka dhacay galbeedka magaaladda Beledweyne. “ In
Weerar ismiidaamin ah oo lagu qaaday saldhiga Ciidamada Jabuuti ee Beledweyne
(October 25, 2016)
Baladweyne:-Weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari laga buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa lagu weeraray saldhig ciidamada Jabuuti ku leeyihiin magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan waxaana ka dh