Ra’isul wasaaraha DFS oo Hambalyo u direy Hoggaan ka Cusub ee Maamulka Hirshabeelle
(October 17, 2016)
Garoowe:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmarke ayaa soo dhoweeyey doorashadii ka dhacdey magaalada Jowhar ee lagu doortay Madaxweynaha cusub ee do
Madaxweynaha maamulka Cusub ee Hir-Shabeelle oo loo doortay Cali C/laahi Cosoble
(October 17, 2016)
Jowhar:-Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa ku guulaystay Madaxweynaha maamulka Cusub ee Hir-Shabeelle kadib codayn goor dhow lagu soo gabagabeeyey magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe.
Wasiirka shaqada shaqaalaha iyo dhalinyarada Puntland oo ka hadlay waxqabadkiisa.[Dhagayso]
(October 17, 2016)
Garoowe:-Wasiirka wasaarada shaqada, shaqaalaha dhalinyarada iyo ciyaaraha dowladda Puntland oo waraysi siinayey Idaacadda Daljir ayaa waxa uu ka warbixiyey waxqabadkii wasaaradda ee sanadkaan dhammaa