Mu’asasada Al-Minhaaj ee Nugaal Oo Daahfurtay Labo Mashruuc Oo Waaweyn (Daawo Masawiro)

October 28, 2016 - Written by Editor

dsc_0063Mu’asasada Al-minhaaj Xafiiskeeda Gobolka Nugaal ayaa Arday gaaraysa 102 arday oo iskugu jira Agoon Iyo Danyar waxay u qaybisay Dhamaan Agabka Wax lagu Barto Sida Dharka /Buugaagta /Qalimaan waxaana Mu’asasadu Ardaydaan kasoo kala xushay Intabadan Goobaha Waxbarashada waxayna Maamulada Gobahaas Ay Mu’asasada Kaabalan Qaadeen In aysan Caruutaan Iskugu Jita agoonta Iyo Danyarta Aysan Kaqaadi Doonin Lacagta Bil Laha ah .

Gudomiyaha Golaha Fulinta Mu’asasada Alminhaaj Sh Mukhtar Axmed ayaa sheegay In Dhankooda ay Balanqaadayaan sidii ay Sanadwalba Ugacaawin lahaayeen Dhamaan Agabka waxbarasho

Intaas kadib Mu’asasada Alminhaaj waxay Daah furtay labo Mashruuc oo ah kuwii Ugu horeeyay ee abid laga furo Somali waxayna kala ahaayeen Mashruuc (Tusmo) ee kobcinta Hooyada waana Ololle Hooda wax lagu barayo waxaana Halkudhigiisu Yahay Horu marinta Hoyadu Waa Hanaqaadka Bulshada waxaana Minhaaj U qorshaysan In Sanadwalba 100Hooyo Waxlabaro Iyagoo laga caawinayo Waxbarashada Bilowgeeda Ilaa Heer Jaamacadeed .

Ugudanbayntii waxaa Isna Ladaah Furay Mashruucii Labaad Ee (Beeytu Sadaqa ) Ee Kaydinta Iyo Qaybinta Sadaqada waana Mashruuc Dadka Wax haysta lagaga aruurinayo Sadaqada Islamarkaana Loogu Qaybinayo Fuqurada .

no images were found

Mu’asasada Al-minhaaj Xafiiskeeda Gobolka Nugaal
Garoowe

Leave a comment

*

Archives
October 2016
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online