Maamulka Galmudug oo ugu baaqay Gudiga xalinta Khilaafaadka isaga baxaan Cadaado
(November 27, 2016)
Cadaado:-Maamulka Galmudug ayaa eedeyn u soo jeediyay wakiilka gudiga xalinta khilaafaadka ee ku sugan magaalada Cadaado waxaana ay sheegeen in gudiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka uu ka shaqeyn
Siminaar looga hadlayey Maamulka iyo Maareynta oo lagu qabtay magaalada Odense
(November 27, 2016)
Odense:-Siminaar ay soo qaban qaabiyeen Midowga Maraakista Islaamiga ee dalka Denmark ayaa waxaa lagu qabta Magaalada Odense ee Denmark seminarku wuxuu socday laba maalmood 12-13/11/2016. Waxa semi
Gudiga Abaaraha Puntland oo la kulmay Madaxweyne ku xigeenka Puntland (Masawiro)
(November 26, 2016)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Dawlada Puntland ahna gudoomiyaha guddiga abaaraha Puntland Eng. Cabdixakiin Xaaji Cadulaahi Cumar Camey oo ay wehelinayaan gudiga abaaraha Punrland ayaa maanta 26 Nove
Qarax Geystay Khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Degamada Waaberi (Masawiro)
(November 26, 2016)
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ugu yaraan 20 qof ay ku dhinteen tira intaa ka badanna ay ku dhaawacmeen Qarax ka dhacay bartamaha suuqa beerta ee Degamada Waaberi ee
Shirkii Golaha Xukuumadda Puntland oo maanta looga hadlay Ammaanka, xaaladda Abaaraha Puntland
(November 24, 2016)
Garoowe:-Shirkii Golaha Xukuumadda Puntland ayaa maanta waxaa looga hadlay Ammaanka, xaaladda Abaaraha Puntland. [nggallery id=1905] M_M Deeq Halgan.net
Madaxweynaha DFS oo war ka soo saaray Doorashooyinka Aqalka Hoose
(November 24, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay doorashooyinka Golaha Shacabka oo si habsami leh uga socda caasimadaha dowlad gobolleedyada dalk
Golaha Wasiirada Puntland oo kulan degdeg ah ka yeeshay Abaaraha (Masawiro)
(November 23, 2016)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 23 November, 2016 waxa uu shir aan caadi ahayn isugu yeeray golaha wasiirada Dawladda Puntland, waxaana shirkaas oo ka dhacay
Raabidada Culumada Muslimiinta oo Bayaan ka soo saaray dilka Sh Dr Naadir Al-Camraani.
(November 22, 2016)
Raabidada Culumada Muslimiinta ayaa Bayaan kulul ka soo saaray dilka ay kooxo Libyan ah u geysteen Sh Dr Naadir Al-Camraani alaha u naxariistee ka dib markii ay mudo ka badan bil ay afduub u heysteen
Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Malmo oo Tacsi u diraya qoyska Reer Xaaji Geele .
(November 22, 2016)
Malmö:-Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Malmo ayaa waxaa ay tacsi u dirayaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday alaha u naxariistee Xildhibaan Daahir Geele Faarax iyo dhamaan Reer Xa
Madaxweynaha Puntland oo Kulan laqaatay Gudiga Abaaraha Dawlada Puntland (Masawiro)
(November 22, 2016)
Madaxweynaha Dawllada Puntland Dr. CabdiweIi Maxamed Cali Gaas ayaa manta 22 November 2016 kulan laqaatay qaar kamid ah  gudiga abaaraha ee goloyaasha Dawllada Puntland. Kulankan uu Madaxweynuhu l

« Previous PageNext Page »