Liibaanta Ku soo Aroortay Qur’aanka Sheekh Dr Feysal Maxamed Cali (Daawo)
(November 21, 2016)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaro uu ka jeediyey Sheekh Dr Faysal Maxamed Ali Masjidka Abu Bakar ee Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaana uu Sheekhu Muxaadaradiisa uga hadlay
Sh Cabdirashid Cali Suufi oo ku sugan Qardho lagana sugayo magaalada Garoowe
(November 21, 2016)
Garoowe:-Waxaa maanta laga sugayaa magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland wafdi culimo ah oo uu hogaaminayo Sh Cabdirashid Sh Cali Suufi waxaan koontroolka magaalada looga baxo ku sii qulqulay
Mu’asasada Al-Minhaaj oo kulan soo dhaweyn ah u samaysay qaariga weyn ee Soomaaliyeed Sh C/rashiid Sh Cali Suufi.[Masawiro]
(November 21, 2016)
Boosaaso:-Mu’asasada Al-Minhaaj faraca gobolka bari ayaa soo qaban qaabisay kulan aad ubalaaran oo Sheekh C/rashiid Sheekh Cali Suufi loogu soo dhaweynayey magalada Boosaaso.Kulankaan oo ka dhacay m
Madaxweynaha Puntland oo Ka Qayb Galay Salaad Roob Doon ah oo lagu qabtay Garoowe (Masawiro)
(November 21, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 21 November, 2016  waxa uu ka qayb galay isu soo bixii roob doonta ee ka dhacay duleedka  magaalada Garoowe. Ma
Sheekh Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur oo ka hadlay xaaladaha abaaraha ee ka jira Gobollada Puntland.[Dhagayso]
(November 21, 2016)
Boosaaso:-Gudiga gurmadka abaaraha Puntland ayaa ka warbixiyey deeqaha ilaa hadda kasoo gaarey dalka iyo dibadda, xaaladda abaaraha dalka iyo meelaha ugu daran ee ay waajahayaan. Radio Daljir ayaa wax
Xaflad loo qabtay Arday Baratay Kutubta Shareecada Islamka ka mid ah oo ka dhacday Garoowe.[Masawiro]
(November 21, 2016)
Garoowe:-Xafladaan oo ahayd mid balaaray laguna sharfayay arday ka faa iidaysatay Xalaqaadka Cilmiga shareecada oo ka socda masjidka Alraxma ee garowe oo uu Sheikh ka ahaa Sh Cabdirisaaq Xaaji Maxamed
Beesha caalamka oo ku baaqday in tallaabo adag laga qaado dhacdooyinka ku takrifalka hanaanka doorashada
(November 20, 2016)
Muqdisho:-Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-goboleedka IGAD, Dowladaha Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, Boqortooyada Midowday ee Britain iyo Dowladda Maraykanka ayaa ugu baaqay xubna
Tv-ga Jubbaland oo warayi gaar ah la yeeshay Musharrax Madaxweyne Dr.Cali Xaaji Warsame.[Video]
(November 20, 2016)
Cabdi yare Halgan.net
Gudiga doorashada Jubbaland oo tartanka aqalka hoose u diidey wasiirka Wasiirka Macdanta iyo batroolka Soomaaliya
(November 20, 2016)
Kismaayo:-Guddiga Doorashooyinka maamulka Jubbaland ayaa waxaa ay ka hor istaageen  in uu Tartamo  Xildhibaan Aqalka Hose ee dowadda Federaalka Soomaaliya  Wasiirka Macdanta iyo batroolka Soomaaliy
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Garoowe dib ugu soo laabtay.[Masawiro]
(November 20, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayey oo arimo la xiidhiidh xalinta iyo nabadaynta Magaalada Gaalkacayo u joogey ayaa maanta 20 November 201

« Previous PageNext Page »